Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka
    January 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
    January 10, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland
    January 10, 2026
    Dhallinyaro loo qabtay xirfado kor loogu qaadayo aqoontooda
    January 10, 2026
    Maxay ka wada hadleen Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo Safiirka Itoobiya?
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Maleeshiyaad Ajaanib ah oo ka baxsanayay Khawaarijta oo ku daatay Wabiga Jubba (Warbixin).
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Maleeshiyaad Ajaanib ah oo ka baxsanayay Khawaarijta oo ku daatay Wabiga Jubba (Warbixin).
Maqaallada

Maleeshiyaad Ajaanib ah oo ka baxsanayay Khawaarijta oo ku daatay Wabiga Jubba (Warbixin).

By Dahir Aadan Cali
Last updated: May 24, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Wararka aan ka heleyno gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in maleeshiyaad fara badan oo isugu jira Soomaali iyo ajaaniib ay ka baxsadeen deegaanno hoostaga gobollada Jubbooyinka, halkaas oo loogu hayay si loogu shubo dabka dagaalka.

Maleeshiyaadkii ugu badnaa ayaa ka baxsaday xero ku taalo degmada Jamaameย  oo lagu tababarayay maleeshiyadkan, kuwaas oo diidanaa dagaalka ay Khawaarijtu kula jiraan Dowladda.

Maleeshiyadkan oo isugu jira Soomaali iyo Ajaaniib,laakiin la xaqiijiyay in ugu yaraanย  Sagaal ka mid ah ay ahaayeen Kenyan ayaa doonaya in ay isku dhiibaan ciidanada xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Jubbada hoose.

Xogta ay heshay warbaahinta qaranka ayaa ku warameysa in maleeshiyaadka ka baxsaday xerada ku taalo Jamaame ay ka war heleen horjoogayaasha Khawaarijta,islamarkaana loo diray maleeshiyaad kale si xeryahoodii ugu soo celiyaan.

Wabiga Jubba oo biyihii buux dhaafiyeenย  ayay ka doorbideen dhallintan baxsadka ah in ay isku Shubaan si naftooda u badbaadiyaan, taas oo ahayd tallaabo kale oo qatarteeda xambaarsan.

Qaar kale oo maleeshiyaadka baxsad ka ahaa khawaarijta Al-shabaab oo naftooda ku biimeyn waayay wabiga ayaa isku shubay keymaha iyo dhulka howdka ah si aan loo soo qaban.

Maleeshiyadkan Khawaarijta ah ayaa iska tuuray Buundada “RRA” oo 5km u jirta deegaanka Baarsanguuni oo fariisin u ah ciidamada xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland., halkaas oo ahayd meesha ay iska dhiibi rabeen maleeshiyaadka Khawaarijta ah ee isugu jira Soomaalida iyo Ajaaniibta.

Ajaaniibta la socotay Soomaalida ee ka soo baxsaday xero Khawaarijta ku lahayd meel ka tirsan degmada Jamaame ayaa ka soo kala jeeda Dalalka Kenya iyo Tanzaaniya.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka

Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ku yeeshay magaalada…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaaliya oo doonaysa inay burburiso Shabakadda Maalgelinta Al-Shabaab (WARBIXIN)

Muqdisho(SONNA):-16-kii Janaayo, dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday guul weyn, Ciidankeedu waxay xoreeyeen Xarardheere, oo ahayd xarun ay Al-Shabaab ku lahaayeen…

GudahaMaqaallada
February 26, 2023

SHEEKH CISMAAN-XIDDIG: โ€œWAA ILAYSKII ISLAAMKAโ€ WQ: Maxamuud Cali Aadan (Hoorri)

Basharku waa geeri-u-joog, Soomaaliduna waxa ay ku maahmaahdaa; โ€œHaddii geeri ku dayso, gabow baan ku daynaynโ€. Dhimashadii iyo geeridii ku…

GudahaMaqaallada
July 25, 2024

Maalinta Warbaahinta Soomaaliya ee 21-ka Janaayo (Warbixin)

Warbaahinta,waa muraayad laga ย daawadoย ย taariiikhda soo jireenka ah iyo horumarka dal kasta uu ka gaaray dhinacyada waxbarashada,tiknalojiyadda iyo guud ahaan waxqabadka…

MaqaalladaWararka
April 5, 2021

Wax ka Ogoow Diyaaradda Bayraktar Akinci

Soomaaliya ayaa heshay Diyaarado aan duuliyaha laheyn, iyo kuwa Qumaatiga u kaca ee Helicopteriska ah, kuwaasi oo qeyb ka qaadan…

GudahaMaqaallada
April 5, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023