Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay soo dhaweynta Markabka ORUC REIS oo baaris ku sameynaya shidaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay soo dhaweynta Markabka ORUC REIS oo baaris ku sameynaya shidaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay soo dhaweynta Markabka ORUC REIS oo baaris ku sameynaya shidaalka Soomaaliya

By Khadar Mahdi
Last updated: October 25, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho, (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu qabtay Dekedda Muqdisho oo lagu soo dhaweynayay Markabka ORUC REIS, kaas oo baaris ku sameyn doona shidaalka Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa uga mahadceliyay shacabka iyo dowladda Turkiga, gaar ahaan Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, doorka muhiimka ah ee ay ka qaateen taageerada Soomaaliya. 

Waxa uu xusay safarkii Madaxweyne Erdogan uu ku yimid Muqdisho xilli abaar daran ay ka jirtay dalka, markaas oo uu keenay gargaar bani’aadantinimo oo lagu badbaadiyay kumanaan qof oo Soomaali ah.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay hadda marayso marxalad muhiim ah oo u baahan dhaqaale dib loogu dhiso, 

“Iyada oo la is weydiinaayo Soomaaliya mala maalgeshan karaa; ayay walaalaheen Turkiga iyo madaxweyne Erdogan heshiis la galeen dowladda Soomaaliya, heshiiskani oo horseed u noqday in markabkan maanta ku soo xerto dekadda Muqdisho.” ayuu yiri Madaxweynaha.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa xusay in intii markabka uu usoo socday Muqdisho ay jireen dhinacyo badan oo doonaya in ay wax ka ogaadaan fursadaha maalgelin ee Soomaaliya. 

Mudane Xasan Sheekh ayaa shacabka Soomaaliyeed ku booriyay in ay muujiyaan midnimo, ayna ka shaqeeyaan sidii looga faa’iideysan lahaa khayraadka dalka, oo uu ka mid yahay shidaalka.

Wuxuu sidoo kale bogaadiyay dadaalka ay Xukuumadda Dan Qaran iyo Baarlamaanka Federaalka ku bixiyeen ansixinta heshiiska dhexmaray Soomaaliya iyo Turkiga.

“Hadalkii ahaa ‘maalmaha wacnaa way soo socdaan’ bilowgiisii ayaan joognaa, kuwa aad u waaweynna way soo socdaan,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran …

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Tartamayaasha Degmada Aadan-Yabaal oo u gudbay wareegga 2-aad

Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 10- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada…

Gudaha
March 21, 2024

Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka oo midowga murashixiinta ka codsaday inay keenaan caddeymo ku aaddan cabashadooda

Muqdisho-(SONNA)-War-Saxaafadeed kasoo baxay manta Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka  ayaa waxay Golaha Midowga Musharixiinta ka codsadeen inay keenaan  caddaymo muujinaya in…

GudahaWararka
December 2, 2021

Madaxweynaha JFS oo dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho(SONNA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib shirkii caalamiga ahaa ee isbeddelka…

GudahaWararka
December 6, 2023

Wasaaradda Qoyska oo ku baaqday in la joojiyo colaad beeleedyada

Muqdisho (SONNA): Wasaaradda arrimaha Qoyska iyo horumarinta Xaquuqul Insaanka oo kaashanaysa ururka Haweenka gobalka Banaadir, ururada Bulshada Rayidka iyo Haweenka…

GudahaWararka
December 31, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023