Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka
    January 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
    January 10, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland
    January 10, 2026
    Dhallinyaro loo qabtay xirfado kor loogu qaadayo aqoontooda
    January 10, 2026
    Maxay ka wada hadleen Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo Safiirka Itoobiya?
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Madaxweyne Xasan Sheekh” Inaan gob noqona waxaa naga xiga saddex waxyaabood oo muhiim ah”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Madaxweyne Xasan Sheekh” Inaan gob noqona waxaa naga xiga saddex waxyaabood oo muhiim ah”
Maqaallada

Madaxweyne Xasan Sheekh” Inaan gob noqona waxaa naga xiga saddex waxyaabood oo muhiim ah”

By Dahir Aadan Cali
Last updated: July 2, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeedinayay kumanaan shacab ah oo ka qeyb galay munaasabada 63 guurada 1-da Luuliyo oo ka dhacday Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho, ayaa tilmaamay in Shacabka Soomaaliyeed aanay gob ahayn ilaa laga helo saddex arrin oo muhiim u ah Dowladnimada iyo jiritaank ummadda.

” Shacabka Soomaaliyeedow ogaada gob ma ahin waxbaa naga maqan inaan gob noqonaa rabnaa, inaan gob noqono waxaa naga xigo saddex waxyaabood oo muhiim ah, Al-shabaab oo Dalka ka xoreysano oo xoriyad buuxda aan helno, dhaqaalaheenna iyo hay’adaheennu maaliyadda oo aan soo dhisno si deynta na looga cafiyo oo caalamka noo arko kuwo hore u socdo inaan nahay iyo qodobka saddexaad oo ah inaan Dastuurkeenna dhammeystirno, Dastuur aan qabyo ahayn inaan yeelanno”.

Sidoo kale, madaxweynaha ayaa ka hadlay bixitaanka ciidamada ATMIS oo muddo ka badan 15-sano taageerayay Dowladda iyo shacabk Soomaaliya,kuwaas oo lagu wado in sanadka soo socda ka baxaan Dalka,iyadoo ciidamada Dowladda federaalka ay u diyaarsan yihiin in ay amniga guud ee Dalka la wareegaan.

” Walaalaheenna Afrikanka ee 15-sano, na garab taagnaa ee saaxo aan ku fikirno ama ku shaqeysano noo abuuray ee in badan na garab taagnaa ee wiilal badan oo wiilashooda ka mid ah ay Dalkan ku dhinteen, iyagoo mahadsan waxaan rabnaa markan waa soo xoogeysannay, annagaa amnigeynna qaadaneynee ee waa mahadsan tihiin inaan dhahno oo aan sagootinaa rabnaa,”. ayuu yiri madaxwyne Xasan Sheekh.

Madaxweynaha ayaa sheegay in goobihii ugu horeeyay ee ay banneeyeen ciidanka ATMIS in ay durba la wareegeen ciidamada Xoogga Dalka, kuwaas oo ku filan sugidda iyo hanashada amniga guud ee Dalka.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa carabka ku adkeeyay in 30 ilaa 31-ka bishan December 2024, Dalka laga macsalaameynayo askariga ugu dambeeyo ee ciidamada ATMIS.

Shacabka iyo Dowladda oo iskaashday ayaa suurageliyay in laga adkaado kooxda Khawaarijta A-shabaab, waxaanna hadda xor ah deegaanno iyo degmooyin badan oo muddo 15-sano ah gacanta ugu jiro argagixisada Al-shabaab oo dadka shacabka ah ay ku dhibaateyn jireen.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka

Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ku yeeshay magaalada…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Doorka qurbejoogta Soomaaliyeed ee dagaalka dalka looga xoraynayo khawaariijta

Muqdisho(SONNA):-Qurbejoogta Soomaaliyeed waxay bulshadda Soomaaliyeed ugu jiraan kaalin muhiim ah,hore xiliyada abaarraha,ama ay dhacaan aafooyinka dabiiciga ah waxa gurmadka iyo…

MaqaalladaWararka
February 16, 2023

SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka

Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, oo ah udub-dhexaadka warbaahinta Qaranka, waxay maanta u dabbaaldegaysaa sannadguuradeedii 62-aad. Tan iyo markii la…

Maqaallada
January 7, 2026

‘Xarunta Tubsan waa Habka La-dagaalanka Argagaxisada ee Bulshada oo dhan’ (WARBIXIN)

In ka badan 15 sano oo ay al-Shabaab la dagaalamayeen, hoggaamiyayaasha Soomaalidu waxay ogaadeen in aan looga adkaan karin kooxda…

GudahaMaqaallada
July 6, 2024

โ€˜Ha iska qeyliyaan Safarku wuu soconayaaโ€™ (WARBIXIN)

Howlaha Dowladda ayaa si xowli ah u socda, ha ahaato dagaalka lagula jiro kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab, Deyn cafinta,…

GudahaMaqaallada
November 21, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023