Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Xarunta Madaxtooyada ku soo dhoweeyay siihayaha Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XFS Mudane Xamsa Saciid Xamsa, iyo Wefdi uu hoggaaminayo oo arrimo shaqo u yimid Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.
Dhinacyadaasi,waxa ay halkaasi isku weydaarsadeen arimo la xiriiray horumarinta maamulka Dowlad Goboleedkaasi.waxaana goobjoog ka ahaa ย Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Galmudug mudane Abdirahman (Makaawe).
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye wuxuu bogaadiyey daddaalka wasaaradda Gargaarka eek u aadan ย latacaalida masiibooyinka iyo halis wadareedka.
Wafigaasi ka socday Dowladda FSย oomanata garay Dhuusamareeb,waxaa si diiran u soo dhoweeyay qeybaha bulshada