Madaxweyne ku xigeenka Afgaanistaan Amrullah Saleh ayaa dhaawac fudud uu ka soo gaaray qarax lala eegtay kolonyo uu la socday magaalada Kapul ee xarunta dakaasi.
Saraakiisha amaanka ayaa sheegay in qaraxa ay ku dhinteen lix qof, halka dhowr kalana ay ku dhaawacmeen
Madaxweyne ku xigeenka ayaa la sheegay in uu xafiiska ku jeeday subaxnimadii Arbacada maanta
Waxaa la arkayay Amrullah oo gacanta bidix ay faashad kaga xirantahay.
W/Q Maxamed Maxmuud Dhoore -London