Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay saraakiil sare oo ka socotay Ururka Dalxiiska Caalamiga ee Qaramada Midoobay
    November 9, 2025
    Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada BFS oo kulan su’aalo–weydiin ah la yeeshay Wasiirka Caafimaadka
    November 9, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Warshad soo saarta Biraha Shubka
    November 8, 2025
    RW Ku-xigeenka “Maalgelinta cimiladu ma aha sadaqo, ee waa iskaashi loogu talagalay isbeddel iyo xalal-waara.”
    November 8, 2025
    Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka hannaanka lacag bixinta Qaranka
    November 8, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
    Tiigsigii wuu taabbo-galayaa
    October 20, 2025
    Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe
    October 14, 2025
    Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliya
    October 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Madaxweyne Cabaas oo dalbaday in haddii Israa’iil aysan joojin colaadda laga hakiyo xubinimada Q.M
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Madaxweyne Cabaas oo dalbaday in haddii Israa’iil aysan joojin colaadda laga hakiyo xubinimada Q.M
Caalamka

Madaxweyne Cabaas oo dalbaday in haddii Israa’iil aysan joojin colaadda laga hakiyo xubinimada Q.M

By Kulane
Last updated: May 16, 2023
1 Min Read
Share

Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa ku booriyay Qaramada Midoobay (Q.M) in ay hakiso xubinnimada Israa’iil,haddii aysan joojin gardarrada ay ku hayso dadka Falastiiniyiinta, isla markaana aysan u hoggaansamin fulinta go’aannada dhigaya in Israa’iil iyo Falastiin ay moqdaan kuwo si gooni ah u taagaan.

hadalkaan ayaa ku soo beegmay xilli dadka reer Falastiin ay wadaan xus   ay ka qeybgaleen  kumanaan dad ah  oo ka soo qaxay dalka hadda loo yaqaan Israa’iil,kaas oo ay ka socdaan rabshado laga soo bnilaabo 75 sano ka hor.

Madaxweynaha oo qudbad qiiro leh ka jeediyay xarunta Qaramada Midoobay ayaa xubnaha golahaasi waydiiyey sababta in ka badan 1000 qaraar oo khuseeya Falasyiin ,kana soo baxay hay’adaha loo fulin la’yahay.

“Waxaan dalbaneynaa maanta si rasmi ah, si waafaqsan sharciga caalamiga ah iyo go’aamada caalamiga ah, in aan hubinno in Israa’iil ay ixtiraamto go’aamadaan ama ay joojiso xubinnimada Israel ee Qaramada Midoobay,” Madaxweyne Cabbaas ayaa ku yiri khudbadiisa.

Khudbadda madaxweyne Falasyiin,waxaa kaloo ku jiray in dib loo  soo celiyo qaxootiga Falastiiniyiinta ee ka cararay deegaanadooda,kuwaas oo 15-ka May sanad kasta qabta xus loogu magac daray Nakba – ama masiibo.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay saraakiil sare oo ka socotay Ururka Dalxiiska Caalamiga ee Qaramada Midoobay

Riyadh(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiske ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa…

November 9, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidamada Suudaan oo dilay 7 qof

Khartum-(SONNA)-Ciidamada ammaanka ee dalka Suudaan ayaa toogasho ku dilay 7 qof, tiro kalena dhaawacay markii ay rasaas nool-nool u adeegsadeen…

CaalamkaWararka
January 18, 2022

Diyaarad dagaal oo ku burburtay dalka Masar

Dowladda Masara si gaar ah Taliska Ciiddanka Cirka ee dalka Masar ayaa sheegay inay burburtay Diyaarad dagaal ee nooca Tababarka…

CaalamkaWararka
February 26, 2023

Mareykanka:Shaqaalaha shirkadaha waaweyn ee Gawaarida oo sameeyay shaqo joojin

In ka badan 10,000 oo shaqaale ah oo ka tirsan saddex ka mid ah shirkadaha sameeya baabuurta ee Maraykanka ayaa…

Caalamka
September 15, 2023

Madaxweynaha Kenya oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Amb Jabriil

Nairobi (SONNA):- Madaxweynaha dowladda Kenya William Ruto ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Safiirnimmo ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacawday…

CaalamkaGudahaWararka
December 7, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023