Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasaaradaha Amniga Puntland iyo Galmudug oo iska kaashanaya sugidda ammaanka Gaalkacyo
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasaaradaha Amniga Puntland iyo Galmudug oo iska kaashanaya sugidda ammaanka Gaalkacyo
Wararka

Wasaaradaha Amniga Puntland iyo Galmudug oo iska kaashanaya sugidda ammaanka Gaalkacyo

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 4, 2020
1 Min Read
Share
Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in wasaaradaha ammniga iyo arrimaha gudaha ee dowladaha xubnaha ka ah dowladda dhexe ee Punland iyo Galmudug ay iska kaashanayaan sugidda ammaanka Gaalkacyo si bulshada ku dhaqan ay ugu wada noolaadaan xasilooni, walaalnimo iyo in laga wadashaqeeyo isdhexgalka bulshada.
Madaxweyne Deni waxa uu sheegay in heshiiskii isaga iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) uu ka mid ahaa iskaashiga wasaaradaha amniga ee labada maamul gaar ahaan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo ay labaduba ka arrimiyaan.โ€œSugida amaanka Galkacyo iyo in labada wasaaraddooda waa amniga iyo arrimaha gudaha ay kawada shaqeeyaan waxaan ku hishiinay madaxweynaha Qoor Qoor waxaana dhammaan hayโ€™addaasi fareynaa inay sidii loogu talagalay ay u shaqeeyaan amniga magaalada uu u noqdo mid si buuxda layskugu haleyn karo ayuu yiri madaxweyne Deni.Madaxweynaha Punland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sidoo kale bulshada labada dhinac ugu baaqay inay la shaqeeyaan laamaha amaanka oo muhiim u ah horumarka ka socdo hada magaalada Galkacyo.Ugu dambeyntii Madaxweynaha Puntlad Saciid Cabdullaahin Deni ayaa hadalkaan ka sheegay mar uu xariga ka jarayay mashruuc dhismaha wadooyin ka ee ka socda magaalada gaalkacyo
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid goโ€™aankii xadgudubka ahaa ee Israaโ€™iil ay ku aqoonsatay…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiir Fiqi oo ka hadlay fadhiga golaha ammaanka ee QM

New York-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa khudbad ka jeediyay fadhiga Golaha Ammaanka…

GudahaWararka
January 21, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shirka Qaramada Midoobay ee dalalka soo koraya

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shirka Qaramada Midoobay ee dalalka soo koroya…

GudahaWararka
March 5, 2023

Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo qabtay kulan looga hadlayay xoojinta amniga Baydhabo โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Isxaaq Cali Subug ayaa maanta shir-gudoomiyey shirka golaha…

GudahaWararka
May 26, 2021

Gudiga xulista Baarlamaanka K/Galbeed oo shaaciyay liiska xildhibaanada

Guddoomiyaha Guddiga Farsamada madaxa bannaan ee soo xulista Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka K/Galbeed ayaa shaaciyay liiska xildhibaanada ee matalaya…

Wararka
March 19, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023