Madaxweynaha Koofur Galbeed, mudane C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta soo saaray liiska guddiga doorashooyinka heer maamul goboleed, kaas oo ka kooban sideed xubnood oo labo haween ku jiraan.

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…
Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…
Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…