Beydhabo.(SONNA)โฆ Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa maanta cafis u fidiyay maxaabiis xukuno kala duwan ugu jiray xabsiga degmada Baydhabo.
Madaxweynaha ayaa amar ku bixiyay in sida ugu dhaqsiyaha badan xabsiga looga siidaayo Maxaabiistaan oo tiradooda lagu sheegay 11 ruux