Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Madaxweynaha JFS oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey kulankii labada Gole Baarlamaan
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxweynaha JFS oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey kulankii labada Gole Baarlamaan
GudahaWararka

Madaxweynaha JFS oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey kulankii labada Gole Baarlamaan

By SB
Last updated: November 2, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hor tegay Baarlamaanka labada Aqal ayaa jeediyay khudbado dhinacyo badan taabaneysay.

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka guud ahaan si gaar ah wax uu carrabka ku adkeeyay Arrimaha amniga, doorashooyinka iyo xadgudubka Itoobiya ee dhulka Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in 2-dii sano ee ugu dambeeysay dalka laga saaray ilaa 7 kun ee ciidanka ATMIS ah, kuwaas oo meelaha ay baxeen lagu wareejiyay ciidanka Xoogga Dalka, wax uu tilmaamay ilaa iyo hadda goobka mid ah in aysan xoogga dalka baneyn ayna ku sugan yihiin, taasna meesha ka saartay fariimaha been abuurka ah ee laga faafin jiray ciidanka Soomaaliyeed, kuwaa oo uu sheegay inay dhulal badan ka xoreeyeen Khawaarijta.

Madaxweynaha JFS ayaa sheegay in Sanadka cusub bilaaban doono howlgalka cusub ee AUSSOM , kaas oo dalalka ka qeyb qaadan doono doorashadiisu leedahay dowladda Federaalka Soomaaliya.

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Baarlamaanka Jamhuuriyadda u sheegay in si dalka u aado hanaanka doorasho qof iyo cod ah Baarlamaanka looga baahan yahay inay dhameystiraan sharciyada muhiimka u ah doorashooyinka, isagoo ka codsaday Baarlamaanka in muddo bil ah ku daraan fasaxooda bishan.

Madaxweynaha JFS ayaa ku bogaadiyey dadka reer Soomaaliland hanaanka doorsho ee hadda ka socda, kaas oo muhiim u ah xal u helidda dhibaatooyinka ka jiro qeybo ka mid ah maamulkaas, isagoo sidoo kale dadka reer Puntland ku bogaadiyey doorashooyinka deegaanka ee halkaas ka dhacay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa soo hadal qaaday xadgudubka Itoobiya ee dhulka Soomaaliyeed, waxuuna tilmaamay in meel kasta u istaageen sidii looga hortagi lahaa damacaaas waalan, isagoo u sheegay Ethiopia inaysan isku heli doonin xarunta Midowga Afrika iyo ku xadgudubka xeerarkii lagu aasaasay Ururka ee tilmaamay ilaalinta Madaxbanaanida dhuleed ee dalalka Afrika.

Golaha Baarlamaanka oo ka jawaabaya Codsiga Madaxweynaha ayaa ugu dambdeyn ansixiyey in dib loo dhigo fasaxa Baarlamaanka muddo bil ah taas oo lagu dhamaystirayo Sharciyadda Doorashooyinka iyo Asxaabta.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisul wasaare Rooble oo u ambabaxay Baydhabo

SONNA (MUQDISHO)- Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka…

GudahaWararka
December 18, 2021

Maxkamadda Racfaanka oo mar kale dhageysaneysa dacwad la xariirta musuq-maasuq

Muqdusho(SONNA):-Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisatay dhageysiga dacwad loo heysto sarakiil katirsan Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo…

GudahaWararka
February 4, 2024

Shirka Wadatashiga Waxbarashada oo Maalintii labaad ka socda magaalada Jowhar

Jowhar (SONNA) –Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maalintii labaad ka socda Shirka Wadatashiga Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya, kaas oo…

GudahaWararka
August 25, 2025

Dab xalay ka kacay goobo ganacsi oo ku yaal magaalada Jowhar

Jowhar-(SONNA)- Goobo ganacsi oo ku yaal suuqa ugu wayn magaalada Jowhar ayaa gabi ahaanba gubtay, kadib markii xalay uu dab…

Wararka
December 24, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023