Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo booqasho shaqo ku tegay Diinsoor
    March 7, 2026
    R/Wasaaraha XFS oo daahfuray xarun cusub oo qaabilsan ka hortagga weerarada internetka
    March 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Janaraal Maxamed Cali Abokor
    March 7, 2026
    Gubadleey oo u gudubtay wareega 3-aad Tartan cilmiyeedka warbaahin Qaranka
    March 7, 2026
    Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray mashruuca baarista caafimaadka indhaha ee ardayda dugsiyada
    March 6, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Madasha horumairnta Haweenka iyo doorka Nabbada ee IGAD oo ka furmay Nairobi
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Madasha horumairnta Haweenka iyo doorka Nabbada ee IGAD oo ka furmay Nairobi
Wararka

Madasha horumairnta Haweenka iyo doorka Nabbada ee IGAD oo ka furmay Nairobi

By Sonna Whiteka
Last updated: October 14, 2024
2 Min Read
Share

Nairobi (SONNA) – Madasha oo muhiimad wayn u leh dowladaha geeska Afrika ayaa waxaa ka qeyb-galay xubno ka socday dowladaha urur gobaleedka IGAD, Ururada bulshada rayidka, madaxa Urur gobaleedka IGAD, masuu’iilayiin ka socday Xafiiska Haweenka QM  iyo  Ergayga xafiiska Haweenka QM ee Geeska Afrika.

Kulankan oo socon doono muddo labo cisho ah ayaa waxaa looga hadlayaa qodobbo dhowr ah oo ay kamidyahiin qorshe howleedka Qaran ee dowladaha, doorka haweenka ee Nabadda iyo Amniga, saameynta isbadalka cimilada oo ah mushkilad wayn oo hayso dunida oo lala tacaalayo sidii wax looga qaban lahaa, adkeysiga haweenka iyo hoggaaminta.

Dowladdaha xubna ka ah urur gobaleedka IGAD ayaa soo bandhigayo waxyaabaha ay ka qabteen qorshe howleedka Qaran ee (National Action Plan), guulaha ay gaareen, caqanbadaha jira iyo heerarka ay marayaan halbeegyada afarta ah ee xoogga saarayso tiirarka kala duwan.

Madaxa Haweenka iyo Horumarinta ee (Heed of Gender IGAD) Amina Farax oo daah-furtay madasha ayaa hoosta ka xariiqday wadashaqeynta ballaaran ee ka dhaxeyso dowladaha iyo IGAD, muhiimada madasha labada cisho diirada lagu saarayo oo ay ugu horeyso qorshe howleedka iyo halbeedyada kala duwan.

Idil Cabsiye oo ah khabiir Siyaasadda ee gobalka u qaabilsan UN-Women  ayaa sheegtay mushkiladaha jira oo ay ugu hooreyso Isbadalka Cimalada, hababka Amniga iyo nabadd dhiska iyo xalala sida loo gaari karo.

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xaquuqul Insaanka Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur  ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay soo bandhigayso waxyaabaha ugu qabsoomay qorshe howleedka oo ay dowladda Soomaaliya ay daaadajisay isla markaana guula waa wayn ay ka gaartay.

Ugu dambayn madasha ayaa waxaa lagu fallanqeyn doonna qodobbada kor ku xusna, waxaana laga soo saari doonaa tiirar saldhig u ah geeddia horumairnta haweenka, Nabadd iyo Amniga, Isbadalka Cimiladda iyo xalalka horumarka waara.

https://sonna.so/so/wp-content/uploads/2024/10/VID-20241014-WA0039.mp4

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo booqasho shaqo ku tegay Diinsoor

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta…

March 7, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo War-saxaafadeed kasoo saaray Dhiilada Colaadeed ee ka taagan Baydhabo.

Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa war saxaafadeed ka soo saaray…

GudahaWararka
December 23, 2022

Booliska Soomaaliyeed oo ku howlan wax ka qabashada nuucyada maandooriyaasha

Maamulka Booliska Somalia ayaa sheegay in ay  bilaabeen howlgallo wax looga qabanaayo dadka caadeystay isticmaalka nuucyada maandooriyaasha iyo dhaqamada xun…

Gudaha
January 7, 2023

Soomaaliya oo Geneva uga qeyb gashay shirka wasiirrada isgaarsiinta ee madasha WSIS20

𝗚𝗲𝗻𝗲𝘃𝗮-(SONNA)-Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS  𝗫𝗶𝗹𝗱𝗵𝗶𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗠𝗮𝗰𝗮l𝗹𝗶𝗻 𝗖𝗮𝗹𝗶 (𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶) ayaa ka qeybgalay Shirka Wasiirrada Isgaarsiinta ee ka qeybgalaya…

GudahaWararka
May 29, 2024

Dowladda Soomaaliya oo bilowday soo daad-gureynta muwaadiniinta ku xanniban dalalka kale

Muqdisho.(SONNA)...Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilowday in ay dalka dibaddiisa ka soo daadgureyso muwaadiniin badan oo muddo…

Wararka
May 22, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023