Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka difaaca oo sheegay in khawaarijta laga dilay 120 xubnood
    May 21, 2025
    Gudoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay madaxa Islamic Relief ee Soomaaliya
    May 21, 2025
    Soomaaliya iyo Sweden oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ee labada dowladood
    May 21, 2025
    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo gaaray heshiis iskaashi amni
    May 21, 2025
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee XFS oo furay shirka saameynta dhaqaale ee qaab-dhismeedka dastuurka
    May 21, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe
    May 20, 2025
    Trump oo dhameystay socdaal uu ku tagay Sacuudi,Qadar iyo Imaaraadka
    May 16, 2025
    Wasiir Fiqi oo boogaadiyay howsha wax ku oolka ah ee ka socota Dugsiga Tababarka TURKSOM
    May 16, 2025
    Madaxweynaha Mareykanka oo gaaray dalka Sacuudiga
    May 13, 2025
    PKK oo ku dhaqaaqday soo afjaridda collaad 40 sano kala dhaxeysay Turkiga
    May 12, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    “Janno Aakhira iyo Jiritaan Xornimo u Jahaad gala”
    May 21, 2025
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
    Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
    May 3, 2025
    Is-diiwaangali, si aad u hesho xuquuqdaada Codbixinta ee Dastuuriga ah (WARBIXIN)
    April 30, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
    Wasiirka Cadaaladda oo qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir
    February 17, 2025
    Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo casho sharaf  ku maamuustay ciyaartoyda 17-jirada ah
    December 28, 2024
    Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirrigelisay xulka Qaranka ee 17-jirada
    December 24, 2024
Reading: Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay waddo dib u dhis casri ah lagu sameynayo “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay waddo dib u dhis casri ah lagu sameynayo “SAWIRRO”
Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay waddo dib u dhis casri ah lagu sameynayo “SAWIRRO”

By Sonna Whiteka
Last updated: January 21, 2020
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA) – Maamulka Gobolka Banaadir iyo kan Degmada Warta Nabadda ayaa si wadajir ah u dhagax-dhigay dhismaha waddo dhirirkeedu gaaraya 700m, oo horumarta Garoonka Cayaaraha ee Municipio, taasi oo la dhigayo (Interlog) si ay ugu faa’ideystaan shacabka ku dhaqan degmada Warta Nabadda.

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee dhanka Howlaha Guud, Aadan Sheekh Cali Fiidow iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee dhanka Arrimaha Bulshada Marwo Basma Caamir Axmed, ayaa dhagax-dhigay wadadaasi, iyagoon shacabka Degmada kula dar-daarmay in ay ilaashadaan kana faa’ideystaan waddadaasi.

Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda Seynab Xaabsey ayaa sheegtay in dhismada waddadaan ay ka faa’ideysanayaan shacabka ku dhaqan Degmada, kuwaasi oo shaqo abuur loogu dhigay, isla markaana marka ay soo idlaato ay xil ka saaran tahay sidii ay u wada ilaashan lahaayeen, waxa ayna Maamulka Gobolka ugu mahadcelisay fulinta Mashruucaan oo qeyb weyn ka qaadanaya dib u dhiska Degmada iyo kan Caasimadda.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka difaaca oo sheegay in khawaarijta laga dilay 120 xubnood

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in 120 Khawaarij ah lagu dilay howlgalladii…

May 21, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh  oo safar shaqo ku tagay magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea.

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku tagay magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka…

GudahaWararka
July 8, 2024

Tallaalka COVID-19 oo si rasmi ah looga daah-furay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ka bilaawday Tallaalk COVID-19. Tallaalka ayaa lagu bilaabay Mas’uuliyiinta kala duwan…

GudahaWararka
April 1, 2021

Tababbarka Guddi-hoosaadyada Dowladda ee Hirgelinta Siyaasadda Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Tababbarka…

GudahaWararka
April 26, 2025

Wasaaradda Kalluumeysiga oo ka war bixisay Kalluun ku soo caariyay Xeebta Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Kallumeysiga ee Soomaaliya ayaa faah-faahin hor dhac ah ka bixisay kalluun shalay kasoo caariyay Xeebta Magaalada Muqdisho. Agaasimaha guud…

Wararka
January 1, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023