Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Shire Falagle ayaa soo dhaweeyay xeerka Saxaafadda ee shalay lagu soo bandhigtay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.
Wasiirka ย oo lahadlay warbaahinta ย Qaranka ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan xeerka saxaafada ee dhawaan madaxweynuhu uu ansaxiyay,isla markaana loo soo bandhigay bahda Saxaafadda,wuxuuna intaa ku daray in xeerkani uu yahay mid muhiim u ah warbaahinta iyo wariyeyaasha Soomaliyeed .
Axmed Shire Falagle .waxa uu caddeeyay in Galmugud ahaanย aysan wax dhib ah u arkin dhaqangalinta xeerka Saxaafadda,wuxuuna tilmaamay in loo baahanyahy xeerย ay ku wada-shaqeyn karaan qeybaha warbaahinta madaxa bannaan iyo dowlada
Shalay ayay aheyd markii Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya lagu soo bandhigay Xeerka Saxaafadda Soomaaliya,