Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee JFS iyo Turkiga oo Ankara si rasmi ah ugu soo gebagabeeyay Barnaamijka Tababarka Baarista Maaliyadda
    January 31, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 30, 2026
    Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya
    January 30, 2026
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Maalinta Cudurka Duumada oo caalamka lagu xusay (MAQAAL)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Maalinta Cudurka Duumada oo caalamka lagu xusay (MAQAAL)
GudahaMaqaallada

Maalinta Cudurka Duumada oo caalamka lagu xusay (MAQAAL)

By Ruush Abdullahi
Last updated: April 25, 2023
4 Min Read
Share

Maadama ay maanta ku began tahay maalinta Duumada Adduunka, inta aan u guda galin mowduuca marka hore aan is weydiinno waa maxay Duumo ama Malaria? Duumada waa xanuun aad ka qaadi karto qaniinyada kaneecada. Cudurka duumadu tallaal ma leh. Duumada waxay noqon kartaa mid aad u halis ah. Hababka ugu fiican ee looga hortago duumadu waa iyadoo laga fogaado qaniinyada kaneecada iyo qaadashada daawada laguu qoray inta aad safarka kujirto iyo kadib marka aad soo laabato. Dadku waa u dhiman karaan 12 saacadood gudahood laga bilaabo marka xanuunka ay dareemaan, xiitaa haddii duumadu hore ugu dhacday.

Maxaa dhacaya haddii Hooyo uur leedahay? Qaadista duumada inta aad uurka leedahay waxay waxyeeli kartaa adiga iyo ilmahaaga. Waxaa aad u fiican in aanad u safrin meelaha duumada leh inta aad uurka leedahay. Haddii ay tahay inaad safarto, waxa jira daawooyin duumada ah oo badbaado ah inaad qaadato inta aad uurka leedahay. Dhakhtarkaaga ayaa kaa caawin doona inaad doorato daawada adiga kuu fiican.

Waa maxay calaamadaha cudurka duumada? Maxaan sameeyaa haddii aan leeyahay?

Calaamadaha cudurka duumada waxa ka mid ah xummad, gariir, qarqaryo, madax-xanuun, murqo xanuun, Matag iyo daal. Waxaa laga yaabaa inaad dareentid sidii aad hargab qabto. Waxaad sidoo kale laga yaabaa inaad yeelato lallabo, matag, ama shuban. Duumada waa loo dhiman karaa haddii aan isla markiiba la daawayn. Qof kasta oo safar ah ee xanuusada lehna xummad ama sidii hargab loo qabto waa inuu dhakhtarka u tago. Waxa cududrka duumadu kugu soo bixi karaa inta aad safarka ku jirto.

Inkastoo Cudurka Duumada (Malaria) uu yahay mid laga hortagi karo lana daaweyn karo, hadda Sanadkii tagay waxaa u dhintay 619,000 oo Qof, sida ay Warbixin ay soo saartay Heyโ€™adda Caafimaadka Aduunka ee WHO, iyadoo uu Cudurkaan halista ah ayaa inta badan qaninyada Kaneecada dhidigga ah (Anopheles) ku fida Dadka degan Dhulka Kuleylaha ahโ€ฆ

Calaamadaha ugu horeeya ee lagu arko Qofka qaba Cuddurkaan waa kuwo fudud oo Qandho leh ayna adag tahay in la ogaado iney Malaria tahay, haddii aan la daaweyn 24-saac gudahood, waxayna sababi kartaa geeri, inkastoo Tirada guud ee Sanadkii 2020-kii ay aheyd 625,000 Qof u geeriyoodeen cuddurka Duumada.

Warbixinta Heyโ€™adda WHO oo ay sameysay ayaa muujineysa in 247-Millions oo Xaaladood oo Duumo ah ay dhaceen marka la barbar dhigo sanadkii 2020-kii oo la diiwaan geliyay 245-Millions, waxayna Saaraakiisha WHO ay sheegeen inay uga sii dartay Cuddurka Covid-19 oo cuddur saf mareen ah uu Aduunka ku faafay.

WHO ayaa qirtay in 4-Wadan African ayaa in ka badan kala bar dhammaan dhimashada Duumada ka dhaceen, kuwaasoo kala ah Nigeria 33%, Jamhuuriyada Demuqaraadiga ee Congo 12,6%, Tanzania 4,1-% iyo Niger 3,9%.

Maalinta Duumada Adduunka oo la xusayo ayaa ku dhawaad โ€‹โ€‹kala bar dadka adduunka ayaa halis ugu jira duumada sida ay sheegtay Qaramada Middobay waaxdeeda u qaabilsan Caafimaadka WHO.

Dhinaca kale Dowladda Soomaaliya ayaa ayaa ku dadaashay sidii loo xakameyn lahaa fidintaanka Cudurka duumada ayaa qaaday tallabooyin ballaaran,iyada oo loo marayo ololeyaal ballaaran, UNICEF oo la shaqeyneysa Wasaaradda Caafimaadka iyo la-hawlgalayaasheeda kale waxay qaybiseen 2.7 Milyan maro-kaneeco, taas oo cayayaanka ka ilaalisa Dadka ย sanadka 2022-kii, si looga hortago cudurka duumada meelaha khatarta sare leh ee dalka oo dhan.

Haddaba waxa la gudboon Dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku dhaqan meelaha ay Webiyadu maraan iyo Baraagaha waaweyn inay ka feejignaadaan halista cudurka Duumada oo sababi karo dhimasho, si ugu fudud ee looga hortagi karo waa in la xirto Maro-kaneeco, si aad uga baaqsato qaniinyada Kaneecada.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee JFS iyo Turkiga oo Ankara si rasmi ah ugu soo gebagabeeyay Barnaamijka Tababarka Baarista Maaliyadda

Ankara(SONNA):-Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee JFS iyo Jamhuuriyadda Turkiga ayaa magaalada Ankara si rasmi ah ugu…

January 31, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabbilay wafdi ka socda Unicef

Jowhar-(SONNA)-Wafdi uu hoggaaminayo ku-simaha Madaxa Unicef ahna Madaxa barnaamijyada Naser Sayid ayaa maanta soo gaaray magaalada Jowhar ee caasimada dowlad…

GudahaWararka
July 23, 2025

Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan sagootin ah la yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Kulan sagootin ah maanta Muqdisho kula qaadatay Ergeyga Gaarka ah…

CaalamkaGudahaWararka
April 25, 2024

Maalinta xoriyadda Gobolada Woqooyi ee 26-ka juun (warbixin)

26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qalbiga shacabka, kuna abuurtay dareen hiloow farxadeed…

GudahaMaqaallada
June 26, 2021

Safiiradda Jaamacadda Carabta u fadhiya Kenya oo shir ka yeeashay damaca Itoobya ee badda Soomaaliya

Nairobi (SONNA):- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa ka qeyb galay shir aan caadi aheyn kaas oo ay…

GudahaWararka
January 5, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023