Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    NISA oo hawlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul Xidig oo ka tirsanaa Khawaarijta
    February 5, 2026
    Shirkii golaha wasiiradda oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha
    February 5, 2026
    WARBIXIN: Xaaladda abaarta ka jirta Soomaaliya
    February 5, 2026
    Soomaaliya iyo Masar oo Yeeshay La-Tashiyo ay ku Xoojinayaan Iskaashiga Labada Dal
    February 5, 2026
    Wasiirka cadaaladda XFS xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
    February 5, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Kulan looga hadlayay la dagaallaanka musuq maasuqa oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Kulan looga hadlayay la dagaallaanka musuq maasuqa oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
Wararka

Kulan looga hadlayay la dagaallaanka musuq maasuqa oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 30, 2020
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Gobolka Banaadir ahna ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Cabdiqaadir Maxamed Maxamud (Caana Boore) ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo looga hadlayay xoojinta dakhliga, si loo dardargaliyo mashaariicda lagu horumarinaayo Caasimadda.

Kulankan ayaa sidoo kale looga hadlayay xoojintan la dagaallanka musuq maasuqa iyo in bulshada reer Muqdisho si hufan loogu qidmeeyo, waxaana shirkaan goob joog ka ahaa guddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir iyo agaasimyaasha dakhliga.

Ka qeyb galayaasha kulanka ayaa balan qaaday inay dar-galinayaan kor u qaadidda dakhliga iyo la dagaallanka musuq maasuqa.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

NISA oo hawlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul Xidig oo ka tirsanaa Khawaarijta

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa…

February 5, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Ethiopia Seyoum Mesfin iyo saraakiil kale oo la dilay

Addis Ababa (SONNA)- Dawladda Ethiopia ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay dileen mas’uuliyiin sare oo ka tirsan kooxda TPLF, oo dhawaanahanba…

CaalamkaGudahaWararka
January 13, 2021

Maxkamadda Ciidamada ee Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay 14 nin oo ka tirsanaa Khawaarijta

Muqdisho (SONNA) Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Puntalnd ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 14 nin oo…

GudahaWararka
April 8, 2023

Wasiirka Maaliyadda oo ka qeyb-galay shirka hay’adaha Maaliyadda Dalalka Carabta

Muqdishu(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Kuwait City ayaa…

GudahaWararka
April 9, 2025

Wasiirka Ganacsiga oo furay shir lagu xoojinayo wada-shaqeynta Wasaaradaha Ganacsiga heer Federaal iyo heer Maamul Goboleed “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)- Shirka xoojinta iyo iskaashiga Wasaaradaha Ganacsiga iyo Warshadaha heer Federaal iyo heer Maamul Goballeed ee Soomaaliya oo uu…

GudahaWararka
November 10, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023