Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Warshad soo saarta Biraha Shubka
    November 8, 2025
    RW Ku-xigeenka “Maalgelinta cimiladu ma aha sadaqo, ee waa iskaashi loogu talagalay isbeddel iyo xalal-waara.”
    November 8, 2025
    Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka hannaanka lacag bixinta Qaranka
    November 8, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo WFP kala hadlay Isuduwidda Howlaha Gargaarka
    November 8, 2025
    Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qaybgalay shirka Wasiirrada dalxiiska Qaaradda Afrika
    November 8, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
    Tiigsigii wuu taabbo-galayaa
    October 20, 2025
    Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe
    October 14, 2025
    Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliya
    October 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Ku simaha Madaxweynaha Koofur Galbeed oo la kulmay Wasiirka Haweenka X.F ee Soomaaliya+sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Ku simaha Madaxweynaha Koofur Galbeed oo la kulmay Wasiirka Haweenka X.F ee Soomaaliya+sawirro
Wararka

Ku simaha Madaxweynaha Koofur Galbeed oo la kulmay Wasiirka Haweenka X.F ee Soomaaliya+sawirro

By Kulane
Last updated: November 13, 2020
2 Min Read
Share

Baydhabo(SONNA) Ku simaha madaxweynaha Koofur Galbeed, ahna afhayeenka baarlamaanka, mudane Cali Saciid Fiqi iyo Wasiirka haweenka Soomaaliya, Xaniifo Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa maanta ka wada hadlay sida ugu habboon oo lagu xaqiijin karo, qoondada siyaasadeed ee dumarku ay ku leeyihiin  dhinaca xulista Baarlamaanka dalka.

Wasiirka Haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha, ayaa guddoomiyaha la wadaagtay u jeeddada socdaalkooda oo ah ilaalinta kuraasta dumarka ay ku leeyihiin golliyaasha dowladda, iyadoo xustay, in ay aaminsan tahay in maadaama haweenku, tiro aad u badan ka yihiin bulshada Soomaaliyeed, in ay waajib tahay in door ku yeeshaan gollaha baarlamaanada dalka.

Wasiir Xaniifa, waxay sidoo kale, adkeysay, sida lagama maarmaan u tahay, maadaama haweenku yihiin dadka uu sida weyn u saameeyo shuruucda dalka loo soo saaro in ay door muhiim ah ka cayaaraan dejinta sharciyada wadanka.

Xaniifo Maxamed Ibraahim (Xaabsade), wasiirka haweenka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in maamulka Koofur Galbeed ku amaanan yahay, sida uu u qiimeeyay haweenka oo si weyn uga dhex muuqda golliyaashooda, marka loo barbar dhigo maamulada dhiggooda ah.

Cali Saciid Fiqi, afhayeenka baarlamaanka Koofur Galbeed, ayaa soo dhoweeyay wefdiga wasiirka haweenka, isagoo xusay in Koofur Galbeed markii horeba ay hormuud u aheyd u ololeynta horumarinta haweenka Soomaaliyeed agaar ahaan dhanka siyaasadda.

Waxaa uu tilmaamay in ka maamul ahaan ay ka go’an tahay ilaalinta xuquuq siyaasadeedka dumarka Soomaaliyeed sidii horeyba caanka ugu ahaayeen.

Wasiirka haweenka Soomaaliya Xaniifo Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa hadda wadda olole loogu magac daray u qareemidda haweenka ee arrimaha siyaasadda gaar ahaan xaqiijinta qoontadad dumarka ee ah 30%.

Wefdiga wasiirka ee Baydhabo soo gaaray waxaaa kamid ahaa xildhibaan Canab Xasan Cilmi iyo Xildhibaan Aamina Xasan Cali oo ka tirsan gollaha Shacabka Soomaaliya.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Warshad soo saarta Biraha Shubka

Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya ahmiyadda ay leedahay…

November 8, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Booliiska oo gacanta ku soo dhigay shaqsi ku eedeeysan dil uu u geystay qof shacab ah

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa gacanta ku soo dhigay eedeeysane ay sheegeen in uu horay u dilay Muwaadin uu Mobile ka…

Wararka
May 28, 2023

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo Kormeer shaqo ku tagey Taliska ciidanka badda iyo Ilaaladda Xeebaha “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji  ayaa oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka…

Wararka
January 26, 2021

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka oo  booqasho aan la sii shaacin ku tegay Afghanistan

Afghanistan .(SONNA):- Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Anthony Blinken ayaa booqasho aan hore loo sii shaacin ku tegay maanta caasimadda Afghanistan…

CaalamkaWararka
April 15, 2021

Hantidhowraha Guud oo ka qeyb galay Shirka Qorsheynta Baarista Hantidhowr ee Urur goboleedka (EAC}

Muqdisho(SONNA):-Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaele, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay kulanka heerka sare…

GudahaWararka
October 21, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023