Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo kormeeray ciidanka XD ee ku sugan duleedka Baydhabo
    May 31, 2026
    WARGELIN: DIIWAAN-GELINTA XOG-DHOWRAYAASHA IYO XOG-ADEEGSADAYAASHA
    May 31, 2026
    Jadwalka imtixaanka  fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay
    May 31, 2026
    Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka
    May 31, 2026
    Horjooge sare Khawaarijta ka tirsan oo howlgal lagu dilay
    May 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Kooxda Atletico Madrid oo markaan weerar ku ah Arsenal… (Waa kee xiddiga muhiimka ah ee ay doonayso inay ka soo qaadato?)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Kooxda Atletico Madrid oo markaan weerar ku ah Arsenal… (Waa kee xiddiga muhiimka ah ee ay doonayso inay ka soo qaadato?)
Ciyaaraha

Kooxda Atletico Madrid oo markaan weerar ku ah Arsenal… (Waa kee xiddiga muhiimka ah ee ay doonayso inay ka soo qaadato?)

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 21, 2020
1 Min Read
Share

Madrid(SONNA)- Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee ka dhisan dalka Spain ayaa la soo warinayaa inay markaan weerar ku tahay Arsenal, waxaana ay doonaysaa inay ka soo qaadato weeraryahan muhiim u ah naadiga reer England.

Jariiradda Mundo Deportivo ayaa warinaysa in Atletico Madrid ay indhaha ku hayso weeraryahanka kooxda Arsenal ee Alexandre Lacazette oo ay doonayso inay soo qaadato haddii ay ku guul darreysato saxiixa Edinson Cavani oo ka tirsan Kooxda Paris Saint Germain.

Los Rojiblancos kooxda lagu naanayso ayaa sidoo kale ka fiirsanaysa inay u dhaqaaqdo xiddiga Naadiga Borussia Dortmund ee Paco Alcacer, iyadoo 26-sano jirkaan la filayo inuu ku laabto dalka Spain.

Cavani ayaa weli ah bartilmaameedka koowaad ee kooxda Atletico, laakiin waxay durbadiiba arkeen in laga soo diiday dalab ku kacayey 10 milyan oo euro oo dhiganta 9 milyan oo gini ama 11 milyan oo dollar oo ay dirtay Naadiga PSG.

Waxa ay Mundo Deportivo haatan warinaysaa in haddii Atletico ay ku guuldarreysato saxiixa Cavani ay markaa awooddeeda isugu geyn doono sidii ay Gunners uga soo qaadan lahayd weeraryahanka reer France ee Alexandre Lacazette.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo kormeeray ciidanka XD ee ku sugan duleedka Baydhabo

Baydhabo,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed Eelaay, Taliye Ku-xigeenka Ciidanka…

May 31, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Klopp oo hogaaminaya Tababarayaasha u sharraxan abaal-marinta macallinka bisha October ee horyaalka Premier League

England(SONNA)-Waxaa la shaaciyey Tababarayaasha u sharraxan abaal-marinta macallinka bisha October ugu fiicnaa horyaalka Premier League, waxaana ku tartamaya shan tababare…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Kulankii galabta dhexmari lahaa Kooxaha Elman iyo Horseed ee General Daa’uud oo baaqday… (Maxay tahay sababtu?)

Muqdisho(SONNA)-Kulan xiiso badan ayaa galabta ka dhici lahaa garoonka Eng Yariisoow Stadium ee dhaca Degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, ciyaartaasoo…

Ciyaaraha
October 26, 2019

Tababare Solskjær oo shaaciyey liiska xiddigaha Man United ee ka qeyb galaya kulanka caawa ee Liverpool… (Miyuu ku jiraa Rashford?).

Manchester(SONNA)- Tababare Ole Gunnar Solskjær ayaa shaaciyey liiska xiddigaha Manchester United ee kaga qeyb geli doona kulanka caawa ee horyaalka Premier…

Ciyaaraha
January 21, 2020

Xulka Qaranka Argentine oo ku guulleystay Koobka Adduunka 2022

Muqdisho (SONNA) Xulka Qaranka Argentine ayaa ku guulleystay Koobka Adduunka sannadka 2022 ee ka qabsoomay dalka Qadar, ka dib markii…

CiyaarahaGudahaWararka
December 18, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023