Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Koonfur Afrika oo ku dhawaaqday masiibo qaran,kadib fatahaado ka dhacay dalkaasi
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Koonfur Afrika oo ku dhawaaqday masiibo qaran,kadib fatahaado ka dhacay dalkaasi
Caalamka

Koonfur Afrika oo ku dhawaaqday masiibo qaran,kadib fatahaado ka dhacay dalkaasi

By Kulane
Last updated: February 14, 2023
1 Min Read
Share

Koonfur Afrika ayaa ku dhawaaqday maanta oo Isniintii ah masiibo qaran, ka dib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen in todobo ka mid ah sagaalka gobol ee ay ka kooban tahay ay daadad ku rogmadeen,isla markaana ay  burburiyeen wadooyin iyo buundooyin.

Hay’adda cimilada ee qaranka ayaa saadaalisay in roobabka xooggan ay sii jiri doonaan maalmaha soo socda, iyadoo khasaare badan uu soo gaaray beeralayda dalkaasi,sida lagu yiri war ka soo baxay madaxtooyada.

Dawladdu waxay ku dhawaaqday xaalad masiibo ah oo heer qaran ah si ay awood ugu yeelato in si degdeg ah looga jawaabo saameynta fatahaadaha,sida lagu sheegay bayaanka, balse laguma sheegin khasaaraha ka dhashay roobabkaasi.

Qoysas badan iyo shakhsiyaadka darbi-jiifka ah ee ku dhaqan dalka K/Afrika ayaa u naahnaan doona in la siiyo hoy ku meel gaar ah, cunto iyo bustayaal,waxaana bayaankaasi ka soo baxay dowladda lagu sheegay in ay lagama maarmaan tahay in dayactir ballaaran oo qaali ah lagu sameeyo kaabayaasha dadweynaha.

Roobabka xooggan ayaa la saadaaliyay in ay  keeneen ifafaalaha cimilada caalamiga ah ee La Niña, taasoo ka dhacda badweynta Pacific-ga.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa jadwalka doorashada Guddoonka iyo hoggaanka Dowlad Gobolleedka…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxwaynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa Ruushka

Mosco-(SONNA)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay kulan  la qaatay Madaxweynaha Ruushka Valadamir Putin, shirkaan is aragga ayaa ahaa…

CaalamkaWararka
October 24, 2019

Dowladda Qatar oo sheegtay in ay korodhay tirada Dadka qaba Cudurka Covid-19

Doxa-(SONNA)-Tirada guud ee Dadka uu cudurka Covid-19 soo ritay Dalka Qatar ayaa korortay, waxaana inta la ogyahay haatan la diiwaan…

CaalamkaWararka
March 30, 2020

Tirda dhimashada Israel ay ka geysaneyso Rafah oo sii kordhaya

Israel ayaa lagu waramay in ay xoojisay duqeymanka lala beegsanaayo Rafac,halkaasi oo saacadihii u dambeeyay lagu dilay 8 caruur ah.…

Caalamka
February 9, 2024

Ardayda Afrika ee jooga Shinaha oo sheegay in ay heystaan dayac iyo kaalmo la’aan

Ardayda Afrikaanka ee ku xayirmay cudurka Coronavirus ee ka dillaacay Magalada Wuhan,ee dalka Shiinaha ayaa dalbaday in loo fidiyo codsi…

CaalamkaWararka
February 5, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023