Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Khudbadda Madaweynaha JFS ee ku aadan Xuska Maalinta Midowga Europe
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Khudbadda Madaweynaha JFS ee ku aadan Xuska Maalinta Midowga Europe
Gudaha

Khudbadda Madaweynaha JFS ee ku aadan Xuska Maalinta Midowga Europe

By Kulane
Last updated: May 10, 2024
5 Min Read
Share

Khudbadda Madaweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa ay u qorneyd sidatan”-

Waxa aan filayaa in aad dhamaantiin wanaagsan tihiin, maadaama aan halkan oo ah magaalada Muqdisho uga dabaal degayno maalinta Midowyga Yurub, waan ku faraxsanahay in aan halkan idinla joogo dhamaantiin munasabadan gaarka ah waayo dawladda waxa ay si weyn u dareensan tahay in Midowga Yurub, dawladaha xubnaha ka ah iyo hay’adahoodaba ay xulufo muhiim ah u yihiin Soomaaliya xilliyada wanaagsan iyo xilliyada xunba sidoo kale.

Midowga Yurub waxa uu taageeraya in Soomaaliya awood ahaan ay sameyso hurumar, anagana waa uga mahadcelineynaa sidoo kale. Soomaaliya istiratiji ahaan ahaan Meesha ay ku taalo iyo qurba-joogeeda waxtarka leh ee ku nool  dowladaha xubnaha ka  Midowga Yurub waxa ay u diyaar u yihiin iney sameeyaan xiriir xoogan iyaga iyo EU-ga oo wadajira.

Waxaan qabnaa fursada aan ku sii wadi karno inaan ku sameyno hurumar iyo barwaaqo, ma ahan kaliya dalalkeena balse heer caalami ah sidoo kale.

Ka go’naashaheena ah inaan dhisno hay’ado awood leh kuwaas oo qaadi karo mas’uuliyadda muwaadiniinteena Soomaaliya jooga waa mid xoogan, waxa aan sidoo kale dhaqaajinay hanaanka wax ka bedel dastuurka oo taarikha ah, taasi oo astaan u ah ka go’naashaheena qawaaniinta dimuqradiyada iyo nidaamka sharciga.

Ka sokow iney jiraan caqabado iyo kala aragti duwanaansho, waxa aan weli wadnaa inaan kala hadalno dhinacyo badan oo kala duwan si aan u xaqiijino wadar-ogolnimada, waxa aad nooga go’an inaan ka guul gaarno dadaalkeena ku aadan in aan qabano doorashoyin qaran oo toos ah. Soomaaliya waa in ay laabta bogga  doorashooyin dadban.

Ii ogalaada in aan tafaasiil dheeri ah ka bixiyo in aan mudnaan aan siineyno oo wadalna ka galeyno xalka si loo sameeyo doorashooyin toosan, waa mid xoog leh oo biyo kama dhibcaan ah, in baaqi lagu sii ahaado xaaladan Somaliya daw uma aha.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee soo socda waxa uu muhiim u yahay safarkeena aan ku xoojineyno ka go’naashaheena nidaam dimuqraadi ah, lana qaabeeya dariiq loogu socon karo.

Hogaankeyga, waxa aan mudnaan siinay wadashaqaynta inaga oo  dhiira-gelineyna wadahadalo joogta ah si loo dhiso wax la isla ogol yahay oo u dhaxeeya daneeye-yaasha siyaasada go’aanka kuleh.

Hadafkeenu waa la helaa ka qayb dimuqradi ah xilliga ka guurka taasi oo awood siineysa muwaadin kasta ayna xaqiijineyso in codkooda la maqlo heer kasta oo nidaamka dowliga ah. Dadka Soomaaliyeed iyo Qarankuba waxa ay noqon doonaan kuwa guuleysta dimuqradiyadeyntan cusub, ma ahan mashruuc uu qof ama kooxi leeyahay oo meel kamida Soomaaliya joogta.

Halganka aan uga jirno hurumarka nabadgelyo, si gaara dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, waxa naga go’aan ah , ka sokow caqabadaha jira, waa ay naga go’an tahay inaan xoojino dadaalkeena leh istaratijiyada cad oo aan ku qaadayno mas’uuliyado badan oo amniga dalka ah.

Waa raadineynaa taageerada dawladaha ciidanka ka jooga Soomaaliya oo sidoo kale qaabeynaya marxalada Amne ee ATMIS.

Si kasta ha ahaatee, ma dafari karno caqabadaha aanu wajahayno oo ay ku jirta gar-darada Itoobiya ee ka dhanka ah madax-banaanideedana iyo midnimadeena dhuleed, weli xitaa iyadoo gar-daradaa jirta, waxan u doodnay oo weli naga go’an inaan tixgelino in si nabbad gelyo sharuucda caalamiga ah lagu xaliyo arrimahan.

Midowga Yurub waa tusaalaha uga haboon marka ay timaad waxa lagu guuleysan marka ay jiraan ka go’naasho iyo damac dhab ah oo lagu wadaaga mustaqbal guud kaas oo udub u ah qiyam xoogan iyo in laga dhabeeyo nabbad waarta, lana hormariyo hrumarka bulsho ee dhaqaale.

Waxa aan cashar barin karnaa sida uu u dhisan yahay dhaqaalaha iyo nidaamka dawli ee Yurub, si gobalka geisha Africa iyo qaarada inteeda kale loo aamusiyo qoryaha loona furo baal cusub oo lagu gaarsiin karo bushadeena hurumar waara.

Geba-gebadii, aniga oo ku hadlayna dawladayda iyo dadka Soomaaliyeed, Waxa aan jecelaystay inaan u hambalyeeyo hogaanka Midowga Yurub, dawladaha xubnaha ka ah iyo muwaadiniintaba munasabadda maalinta Yusub 2024.

Inta aan dhameynay eraygayga, waxan jecelaan lahaa inaan u xaqiijiyo saaxibadeena caalamiga ah in ‘Doorasho qof iyo cod’ waa wax aan laga wada hadleyn, waana hadaf ay Soomaaliya leedahay maanta, waxaa lamida dagaalka ka dhanka ah argagixiso, iyadana sdioo kale lagama gor-gortami karo oo waa wax uu dalkan leeyahay.

Waxaa jira caqabado badan iyo dhibaatooyin aan qabno basle waxa naga go’an waa ay cad yihiin waa ayna xoogan yihiin si loo baabi’iyo argagixisada.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran …

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyey xubnaha Soomaaliya ku matalaya Baarlamanka EAC

Muqdisho (SONNA):  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Soomaaliyeed ee labada aqal ee…

GudahaWararka
October 16, 2025

Wasiirka arrimaha gudaha dalka oo la kulmay laanta fulinta Hirshabeelle

Jowhar (SONNA): Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf (Cali Xoosh) oo socdaal shaqo ku jooga…

GudahaWararka
January 22, 2025

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray shaqo ku tagay Xarumaha Wasaaradaha

Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Maamulka Gobolka iyo Qaar kamid ah…

GudahaWararka
December 16, 2021

Doorka Dhallinyaradda Soomaaliyeed ay ku leeyihiin Amniga iyo xasilloonidda Dalka? (Faallo)

Muqdisho-(Faallo)-Amniga dalkeenna Soomaaliya waxa uu muddo dheer ka mid ahaa caqabadaha ugu waaweyn ee horyaalla bulshada Soomaaliyeed, iyadoo dhibaatada amni…

GudahaMaqaallada
June 25, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023