Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Bare oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in xoogga ugu badan ee hoggaaminaya kacdoonada shacabka ee looga horjeedo khawaarijta ay rihiin dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku jira ciidamada iyo kuwa kale ee ku sugan deegaanada dalka.
Wasiirka ayaa xusay in ay lagama maarmaan tahay in laga faaโideysto awoodda dhallinyarada si ayuu ย yiri dalka looga xoreeyo kooxaha khawaarijta oo jiialka cusub ee dhallinyarada u diiday in ay helaan waxbarasho iyo shaqo.
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Bare ayaa sheegay in qorshaha wasaaradda ay ku jiraan sidii dhallinyarada loogu fududeyn lahaa dhanka waxbarashada iyo abuuritaanka shaqooyin u qalma.