Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Khawaariijta oo go’adoomisay horjoogeyaal isugu jira Ajaanib iyo Soomaali
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Khawaariijta oo go’adoomisay horjoogeyaal isugu jira Ajaanib iyo Soomaali
MaqaalladaWararka

Khawaariijta oo go’adoomisay horjoogeyaal isugu jira Ajaanib iyo Soomaali

By SB
Last updated: February 23, 2023
4 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Kooxda naxariista daran ee khawaariijta Al-shabaab ayaa wajahaya cabsidii ugu darnad ka dib markii jab xooggan ay kala kulmeen howlgallada ka dhanka ah, taas oo sababtay in kala shaki weyn uu soo kala dhex galay Horjoogayaasha Sar sare ee Maleeshiyada khawaarijta.

Horjoogayaasha ugu sareyso khawaarijta ayaa lagu soo roggay xanibaad iyo in aysan isaga gudbi karin degaannada ay ku dhuumaaleysanayaan taas oo kaga timid Horjoogaha dhagarta badan ee Mahad kartaay oo doonayo in uu ballaariyo awoodiisa si uu ula wareego xukunka iyadoo xaalad adag ku sugan yahay Horjooge Axmed Diiriye.

Horjoogayaasha la go’doomiyay waxa kamid ahaa horjoogaha sameynta badan ku dhex leh kooxda khawaarijta Xasan Afgooye oo kasoo jeeda xaafadda damalay ee degmadda Afgooye,horjooge Xasan ayaa ka mid ahaa kuwa u qaabilsanaa lacagaha baaada ah ee khawaariijtu ka dhacdo shacabka sidoo kalena wuxuu ka mid ahaa horjoogeyaashii ugu dhowaa horjoogihii kooxda ee la dilay Axmed Godane,hadda wax uu horjooge Xasan go’adoon ku yahay oo uusan dhaafi karin degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe.

Horjooge Farxaan Kaahiye oo kasoo jeeda degmada cadaado ee gobolka Galguduud horay na u noqday horjoogihii ugu sareeyey waxa ay khawaariijta ugu yeeraan jabhadda,Farxaan ayaa ka mid ahaa horjoogayaasha khawaariijta kuwooda ugu dhagarta badan waxa uu hoggaamiyey weeraro argagixiso oo shacab Soomaaliyeed ku naf waayeen,waxa uu hadda ku go’adoonsan yahay degmada Jilib ee gobolka Jubadda dhexe.

Horjooge Nuur Dheere oo ka soo jeeda degaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug ayaa ka mid ah isna horjoogeyaasha kooxda khawaariijtu go’adoomisay isagoi hadda go’adoon ku ah degmada Kuunyabarow ee gobolka Shabeellaha hoose,sidoo kale Horjooge Ismaaciil Cosob oo kasoo jeeda degmada cadaado oo mar horjooge u ahaa kooxda khawaariijta u fulisa dilalka gaadmada ah iyo weerarada Argagixiso Khawaariijta uga fulisa gobolka Banaadir ayaa isna hadda go’adoon ku ah gobolka jubadda Dhexe.

Marka laga soo tago horjoogayaasha Soomaalida ee lagu soo rogay go’adoominta waxa kale oo iyaguna jira horjoogayaal ajaaniib ah oo kooxda khawaariijtu kusoo rogtay go’adoomin waxana ka mid ah horjooge Muuse Muhaajir oo kasoo jeeda magaalada Mambaasa ee dalka Kenya,waxa uu hoggaamiyey weeraro argagixiso oo khawaariijtu ka fuliyeen guddaha dalka kenay,waxa uu hadda go’addoon ku yahay oo uusan dhaafi karin gobolka jubadda hoose Muhaajir ayaa ka mid ah horjoogayaasha sida weyn ay ugu raad joogto Dowladda kenya iyo Dowladdaha gobolku.

Horjooge macalin Jiinaw oo kasoo jeeda deegaanka Xawaal Barbaar ee gobolka Baay isla markaana ahaa horjoogihii kooxda khawaariijta ee gobolada Baay iyo Bakool marar badana hoggaamiyey weeraro kooxda khawaariijtu ka geysatay goboladan ayaa ka mid ah horjoogayaasha go’adoominta lagu soo rogay.

Horjooge Maxamed Aalla Suldaan oo ka soo jeedo Magaalada Burco ee gobolka togdheer ayaa kamid ahaa ragii aadka ugu dhawaa horjooge Axmed Cabdi Godane,waxa una door kulahaa in maleeshiyaad badan oo kayimid gobolka waqooyi Galbeed ay ku biiraan khawaarijta Alshabaab,balsa hadda waa howlgab aan meelna u dhaqaaqi karin isaga oo aad looga shakisan yahay.

tillaabadaan howlgabka iyo go’doonka looga dhiggay horjoogayaasha khawaarijta ayaa imaanayo kadib markii khawaarijtu ku jabtay howlgallada guud ee dalka looga saarayo khawaarijta iyo kala shaki xooggan oo soo kala dhaxgalay horjoogayaasha ugu Sareysa khawaarijta.

Xayiraadani lagu soo roggay Horjoogayaasha daacadda u ahaa Maleeshiyada khawaarijta ayaa sameeysay noloshooda gaarka ah, iyagoo aan kulmi karin,safri karin oo aan xitaa isticmaali karin taleefanadooda gacanta,tan ugu daran ayaa ah in xitaa aysan xaasaskooda la kulmi karin oo aysan tagi karin goobaha ay joogaan iyagoo badankood horjoogayaashasi leh Afar xaas,waxa ayna tani muujineysa bur-burka khawaarijta iyo In ay ku jabeen howlgallada ka dhanka ah khawaarijta ee ka socda guud ahaan gobolada dalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado sharaf ah ku maamusay Madaxdii hore ee Dalka

Jabuuti(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan qado sharaf ah ku maamusay Madaxdii hore ee Dalka, kaddib…

GudahaWararka
October 31, 2025

Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir oo mar kale u fariisanaysa dacwad ku saabsan musuq-maasuq

Muqdisho-(SONNA)-Maxkamada Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa saakay dhageysiga 2aad ka yeelaneysa dacwad Musuq-maasuq ah oo loo heysto saraakiil ka tirsan Wasaaradda…

GudahaWararka
November 21, 2023

Joe Biden oo loo doortay madaxweynaha 46-aad ee Maraykanka

Washington (SONNA)- Musharaxa Xisbiga Demoqoraadiga Joe Biden oo soo noqday madaxweyne ku xigeenka Maraykanka muddo xileedkii Obama ayaa ku guulaystay…

CaalamkaWararka
November 7, 2020

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay heshiis dhanka socdaalka ah oo ay horay u gaareen Soomaaliya iyo Indonesia

Muqdisho-(SONNA)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey heshiis u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo…

GudahaWararka
July 24, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023