Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Khawaariij waxay u tahay xilli adag oo dhaqaale
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Khawaariij waxay u tahay xilli adag oo dhaqaale
MaqaalladaWararka

Khawaariij waxay u tahay xilli adag oo dhaqaale

By SB
Last updated: February 7, 2023
4 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Howlgalka kooxda khawaarijta dalka looga xoreynayo waxaa qeyb ka ahaa oo uu Madaxweynaha jamhuuriyadda feferaalka Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ku dhawaaqay in aysan macquul ahayn in lacaga baadda ah ee khawaarijtu ka qaaddo dadka Shacabka ah kadibna lagu dhibaateeyo,waxaana ay dowladdu xirtay Akoonno dhowr ah oo argagixisada lacagaha loogu shubi jiray.

Tillaabadaani ayuu madaxweynuhu u arkay in lagama maarmaan u tahay howlgalka ka dhanka ah khawaarijta ee ka socda guud ahaan dalka, waxa ayna dowladda soomaaliya xayritay in ku dhow 250-Akoon iyo 70-lambar oo kawaarijta lacaga loogu diri jiray,taa oo ay Shacabka soomaaliyeed la soo wadaageen islamarakaana laga howlgalay oo gebi ahaanba la xiray,“Sidee suurgal u tahay in tubooyinka ay lacagtu ugu socoto khawaarijta Shacabkana ay ku dhibaateeyaan,ma aqabalayno in Alshabaab lacag ay ka qaataan shacabkeenna, dowladda way ka go’antahay in ay joojisu gebi ahaanba lacaga haasi” sidaa waxa yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

Xukuumadda Dan-Qaran oo fulinaysa baaqa Madaxweynaha JFS ee dagaalka khawaarijta ka dhanka ah ee dhaqaalaha ayaa bishii 10/27/2022 waxa ay soo saartay digniino ku socday Shacabka Soomaaliyeed iyo ganacsatada ,kuwaas oo loogu sheegay in aan lala macaamili Karin khawaarijta, waxa ayna dowladdu xilligaa soo gudbisay lambarro ay shacabku ku soo gudbiyaan xogta khawaarijta.xilligaa waxii ka dambeeyay khawaarijtu waxa u bilawday maalmahoodii mugdiga ahaa.waxa ayna wajaheen ciriiri dhaqaale, kaas oo qeyb ka qaatay in la dabargooyo khawaarijta awoddoodii ciidan iyo mid dhaqaale intaba.

Mudo kooban oo dabagal iyo dagaal dhanka dhaqaalaha ah khawaarijta lagu hayay waxa ay xukuumadda Dan Qaran si rasmi ah ugu dhawaaqday guulaha laga gaaray dagaalka dhanka dhaqaalaha ee khawaarijta lagula jiray, taa oo guula waweyn laga keenay,
“Natiijada hordhaca ah waxa ay xaqiijineysay in dowladdu ay xayirty 250-Akoon oo kamid ah kuwa dadka soomaaliyeed ay la soo wadaageen ha’adaha loogu talagalay in arrintaa korjogteeyaan,waxaa sidoo kale la xannibay 70-lambar oo ah kuwa khawaarijtu ay u isticmaali jireen in lacago baad ah loogu diro” sidaa waxa warbaahinta qaranka maalmo ka hor u sheegay wasiir ku-xigeenka warfaafinta Cabdirahmaan Al-Caddaala.

Kooxda khawaariijta ayaan qarsan dhibaatada dhaqaale ee soo wajahday kooxda khawaariijta taas oo ku ridi karta in ay gabi ahaan ba tirtirmaan oo kala baxsadaan, Sh Ibraahim Kulmiye oo wax badan ka daraaseeyey ayaa qaba in dhaqaale burburka ku yimid khawaariijta uu yahay mid banaanka yaal” Nimankan maalin ay ka liitaan ma jirto mana sii jiri doonaan” ayuu yiri Sh Ibraahim.

Intaas oo guul ah waxaa barbar socday beegsiga iyo bur burinta goobaha ay khawaarijtu dadka ugu yeeri jireen iyo dadka aada intaba ,kuwaa oo qaarkood xabsiyada loo taxaabay si caddaaladda loo marsiiyo,
“Waxaad ogtihiin in dad badan oo odayaal dhaqameedyo ay ku jiraan oo khawaarijta u sii socday in aan soo qabanay,waana xirxirnay inta kalana waan u sheegnay qof walba oo lacag u sii geeynayo khawaarijta lama oggolaanayo waana dembi,waxa uuna lamid yahay khawaarijta” sidaa waxa yiri Ra’isul wasaare Xamse.

Arrimahaasi oo dhan waxa ay sahashay in awooddoodii ciidan ay wiiqaan ciidamadda dowladdu iyo kuwa degaanka, kawaarijtana laga saaray degaanno badan oo dadka shacbaka ah mudda dheer ay ku dhibaateyn jireen,sidoo kale waxaa dagaaladaasi looga dilay kumannaan isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan khawaarijta halka kuwa kalana ay isa soo dhiibeen,
Waxa ay khawaarijtu weysay Malaayiin doolar oo ay si baad ah uga qaadi jireen dadka shacabka ah kadibna ay ku dhibateyn jireen,iyaga oo hadda maraya marxaladdii ugu xumeyd,dhawaanna laga xoreyn doono degaannada weli ay ku dhuumaaleysanayaan dalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

ATMIS oo soo Gabagabeysay Wejigii 2-aad ee dhimista Ciidankooda (WARBIXIN)

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya  ATMIS ayaa dabayaaqadii bishii Janaayo soo gebagabeeyey Wejigii labaad ee dhimista ciidankooda, kadib markii ay…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
March 2, 2024

Madaxweynayaasha Ruushka iyo W/Kuuriya oo bishaan ku kulmaya Moosco

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa qorsheynaya inuu bishaan safar booqasho ah ku tago Ruushka si uu ula kulmo…

Caalamka
September 5, 2023

Wasiirka Howlaha Guud ee XFS oo kulmay Wafdi ka socda Dalka Vietnam

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, oo ay wehelinayeen…

GudahaWararka
October 19, 2025

Israel oo Gaza ku dishay 81 qof 24-kii saac ee u dambeeyay

Wararka ka imaanaya Gaza ayaa sheegaya in ugu yaraan 81 ruux lagu dilay weerarro Israel ay ku bartilmaameedsatay guryo la…

Caalamka
July 18, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023