Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay cutub loo qaadayo tababar aqoon kororsi ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI
    March 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Jordan oo ku baaqday in la qaado tallaabo degdeg ah oo lagu joojinaayo musiibada Gaza
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Jordan oo ku baaqday in la qaado tallaabo degdeg ah oo lagu joojinaayo musiibada Gaza
Caalamka

Jordan oo ku baaqday in la qaado tallaabo degdeg ah oo lagu joojinaayo musiibada Gaza

By Kulane
Last updated: April 4, 2025
2 Min Read
Share

Boqorka Dalka Urdun Boqor Cabdallaha labaad ayaa shalay ugu baaqay beesha caalamka inay qaadaan tallaabo degdeg ah si loo joojiyo musiibada bini’aadanimo ee ka jirta deegaanka Gaza.

Hadaladaan ayaa yimid xilli uu boqorka ku sugnaa magaalada Berlin ,iyadoo shir jaraa’id ay si wadajir ah u qabteen boqorka iyo ra’iisul wasaaraha Jarmalka Olaf Scholz .

“Dagaalka Israa’iil ee Gaza waa in uu joogsadaa, xabbad joojinta waa in dib loo soo celiyaa, gargaar bini’aadanimo waa in dib loo bilaabo,” ayuu yiri boqorka Jorda

Boqorka ayaa sidoo kale ka digay khatarta sii socota ee ku xadgudubka goobaha quduuska ah ee Muslimiinta iyo Masiixiyiinta ee Jerusalem, isagoo xusay in dagaalada Israel ay sii hurinayaan xiisado hor leh oo wiiqaya fursad kasta oo nabadeed.”

Waxa uu hoosta ka xariiqay boqor Cabdalla in dariiqa kaliya ee loo mari karo xal waara ay yihiin in la helo xal siyaasadeed oo ku saleysan dhismaha laba dowladood oo xaqiijin kara nabadda iyo amni.

Boqorka ayaa amaanay taageerada Jarmalka ee xalka labada dal iyo sida wanaagsan ee ay uga jawaabeen qorshaha Carabta ee dib u dhiska Gaza.

Boqorka ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in laga shaqeeyo xasilinta gobolka oo ay ku jiraan taageeridda Suuriya iyo dadaallada lagu ilaalinayo amnigeeda, xasilloonida, iyo wadajirkeeda dhuleed, isagoo xusay in Urdun ay rajaynayso inay mar kale aragto Suuriya oo xasilloon.

Dhankiisa, Chancellor Scholz ayaa sheegay in Jordan iyo Jarmalku ay leeyihiin xiriir dhow oo iskaashi iyo saaxiibtinimo, kaas oo socday in ka badan 70 sano.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay cutub loo qaadayo tababar aqoon kororsi ah

Muqdisho.SONNA...Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay cutub kamid ah ciidanka…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiir Daa’ud  Aweys oo dalka Rwanda uga qeyb galay Shirka Golaha Dalxiiska Adduunka

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Daa’ud Aweys Jamac ayaa dalka Rwanda waxaa uu…

CaalamkaGudahaWararka
November 2, 2023

“Hadda hala siiyo Liverpool koobka Premier League” – Macallin hore oo kubadda cagta ah

England(SONNA)-Liverpool ayaa u muuqata inay ku socoto wadaddii ay ugu guuleysan laheyd horyaalka Premier League markii ugu horeysay tan iyo…

CaalamkaCiyaaraha
October 16, 2019

Illaa 29-kun oo ruux oo ku dhintay dhulgariradii ka dhacay Turkiga iyo Suuriya

Tirada dhimashada ee dhulgariirkii Turkiga iyo waqooyi-galbeed Suuriya ayaa dhaaftay 29,000 xilli ay socdaan dadaallada samatabixinta ee ka socda dalalkaasi.…

Caalamka
February 12, 2023

Ruushka:” Maraakiibta ku socda Ukraine waxaan u aragnaa kuwo qayb ka ah dagaalka”

Ruushka ayaa ka digay in maraakiibta ku safraya dekedaha Badda Madow ee Ukraine,isla markaana oonaya in ay qaadaan badeecadaha raashinka…

Caalamka
July 20, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023