Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Itoobiya: in ka badan 20 malyan oo Shacab ah ayaa wajahaya cunto la’aan daran
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Itoobiya: in ka badan 20 malyan oo Shacab ah ayaa wajahaya cunto la’aan daran
GudahaWararka

Itoobiya: in ka badan 20 malyan oo Shacab ah ayaa wajahaya cunto la’aan daran

By SB
Last updated: January 27, 2024
2 Min Read
Share
Ethiopian refugees stand in for supplies at the Um Rakuba refugee camp which houses refugees fleeing the fighting in the Tigray region, on the Sudan-Ethiopia border in Sudan, November 29, 2020. REUTERS/Baz Ratner - RC2ADK93HUQB

Muqdisho(SONNA):-Xafiiska isku duwida arrimaha benaโ€™aadinimo ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in 20 miliyan oo Itoobiyaan ah ay deg-deg uga baahan yihiin wax ay cunaan, waxana la soo warinaya in macluul ay gaysanayso dhimashada carrur badan oo ku nool deegaanada fog-fog ee gobalada Amxaarada iyo Tigreega.

Colaad iyo abaaro xun oo hadda taagan ayaa isu biirsaday Itoobiya, waxa jira barakaca 1.5 milyan, waxana hayโ€™adaha gar-gaarka caalamka ay eeda saarayaan dawladda Itoobiya oo bixisay war aan ku saleysnayd xaqaaโ€™iqa nolosha dadka ku saamoobay.

Raโ€™isul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa sheegay in waddankiisa uu gaaray isku filnaansho, oo soo saaraya Qamida taasi oo xitaa debadda loo dhoofinayo.

Dawladda Federal-ka Itoobiya ayaa dafirtay xaaladaha adag ee waddanka ka jira oo ay khubarada isbar-bar dhigayaan duruufo nololeed oo sidan oo kale uga dhacay waddanka siiba abaar dhacday 1986-dii markaa oo gaajo daran dhacday.

โ€œWaa dhab dhibaatada cuni yarida ee dalka Itoobiya, waxaana sababay Colaada iyo abaarta daba-dheeratay taasi oo aan mar-marsiyo looga dhigan Karin macluusha Tigrey balse waa siyaasada dawladda ee ku dhisan ciqaabta iyo goโ€™aanada kaalmada beniโ€™aadinimo ee caalamka oo in laโ€™isa suโ€™aalo tahayโ€, Mukesh Kapila, Professor ahna qoraa ka faalooda arrimaha collaadaha.

Iyada oo jirta dhibaatadan ayaa raโ€™isul wasaaraha Itoobiya waxa uu gobalka u horseedaya colaad hor leh, sida in uu ka fekeray in madax banaanida waddanka Soomaaliya in uu fara-gelin ku sameeyo isaga oo doonaya dhul & bad boob, waxana hore colaad waddanka kala dhaxeysay waddama Sudan iyo Masar oo biyo xireen ay ahayd in waddamada wadaagaan uu iskiis goโ€™aan ku qaatay in uu sameysto.

Dawladda Itoobiya ayaa wajahayso dhibaato dhinacyo badan oo ay ku jirta diidmo ka imaanaysa maamulada iyo xitaa xisbiga talada hayo oo bilaabay in ay shaqada iska tagaan ka dib markii uu ka jawaabi waayey baahiyaha bulshada iyo qaadashada goโ€™aan aan la isku raacsanayn oo waxa ka dhalan kara la ogeyn.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Maaliyadda XFS oo soo xiray shir Dib-u-eegis loogu sameynayay mashaariicda horumarineed ee Bangiga Adduunka

Muqdisho, (SONNA): Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa soo xiray shir qaatay laba maalmood, oo ay ka soo…

GudahaWararka
January 31, 2025

Mareykanka oo duqeyn la beegsaday shaqsiyaad ka mid ah Daacishta Afganistaan

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay weerar dhanka cirka ah ka fulisay Bariga Afghanistan,kaas oo lala beegsatay abaabulayaan ย xiriir la…

Caalamka
August 28, 2021

Dalalka Qaniga ah oo lagu eedeeyay in ay wadaan xeeladoย  arxan-daranย  oo ka dhan ah dalalka saboolka ah

Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku dhaleeceeyay dalalka qaniga ah iyo shirkadaha waaweyn ee ย tamarta in ay wadaan xeeladoย …

Caalamka
March 4, 2023

Wasiir Ganacsiga iyo Warshadaha oo la kulmay Raโ€™iisul Wasaaraha Jabuuti

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Soomaaliya Maxamuud Aadan geesood oo booqasho ku tagay jabuuti ayaa kulan la qaatay Raโ€™iisul Wasaaraha…

GudahaWararka
April 22, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023