Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Aqoon-isweydaarsiga isbeddelka Cimilada iyo Xaalka Teknolojiyadda
    November 2, 2025
    Wasiir-Dowladaha Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Danjire Al-Shamari
    November 2, 2025
    Wasiirada Hirshabeelle oo Ansixiyay filashada Misaaniyadda 2026
    November 2, 2025
    Taliska Nabad Sugidda koonfur Galbeed oo soo bandhigay xubno katirsan khawaarijta
    November 2, 2025
    Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Qaabbilay Safiirka Suudaan
    November 2, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
    Tiigsigii wuu taabbo-galayaa
    October 20, 2025
    Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe
    October 14, 2025
    Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliya
    October 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Israel oo duqeymo culus ka geysatay Beirut iyo masaajid ku yaalla Gaza
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Israel oo duqeymo culus ka geysatay Beirut iyo masaajid ku yaalla Gaza
Caalamka

Israel oo duqeymo culus ka geysatay Beirut iyo masaajid ku yaalla Gaza

By Kulane
Last updated: October 6, 2024
1 Min Read
Share

Ciidamada Israa’iil ayaa duqeeyay masaajid ku yaalla bartamaha Gaza, iyagoo dilay ugu yaraan 21 falastiiniyiin ah,halka la soo weriyay tiro kale oo dhaawacyo ah.

Sidoo kale,milateriga Israa’iil ayaa mowjado cusub oo weeraro ah ka geystay xaafadaha koonfureed ee Beirut,waxaana illaa hadda jira khasaarooyin,balse ma cadda tirada dhimashada duqeymana Israel.

Wararka ka imaanaya Lubnaan ayaa sheegay in tan iyo maalinimadii Jimcaha ee la soo dhaafay uu lumay xiriirkii kooxda Xisbulah ay la laheyd guddoomiyaha golaha fulinta Hashem Safieddine, kaas oo si weyn loogu tuhunsan yahay inuu yahay hoggaamiyaha xiga ee kooxda.

Dhinaca kale, tobanaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay qaar kamid ah  waddooyinka magaalooyinka caalamka – laga soo bilaabo Paris ilaa New York iyo Cape Town, iyagoo ku baaqaya in la soo afjaro dagaalka Israa’iil ee Gaza oo galay muddo sanad ah.

Qaza, tirada dhimashada ayaa gaareysa ugu yaraan 41,825 qof,halka Lubnaan la sheegayo in tirade dhimashada ay kor u dhaaftay 1119 ruux (kun boqol iyo toban iyo sagaal ).

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Aqoon-isweydaarsiga isbeddelka Cimilada iyo Xaalka Teknolojiyadda

Muqdisho,(SONNA):- Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, Mudane Axmed Diiriye, ayaa si rasmi ah u furay…

November 2, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

“Hadda hala siiyo Liverpool koobka Premier League” – Macallin hore oo kubadda cagta ah

England(SONNA)-Liverpool ayaa u muuqata inay ku socoto wadaddii ay ugu guuleysan laheyd horyaalka Premier League markii ugu horeysay tan iyo…

CaalamkaCiyaaraha
October 16, 2019

Faransiiska oo wadatashi ugu yeertay Safiirkiisa dalka Turkiga

Paris-(SONNA)- Madaxwaynaha Turkiga Racep Dayip Erdogan oo la hadlayay xubno ka tirsan xisbigiisa AK party ayaa sheegay in madaxwaynaha faransiiska…

CaalamkaGudahaWararka
October 25, 2020

Jarmalka oo qirtay in ay xasuuq ka geysteen dalka  Namibiya

Maamulka Dalka Jarmalku ayaa qirtay markii ugu horeysay taariikhda inuu xasuuq u geystey qoomiyadaha Herero iyo Nama ee ku dhaqan…

Caalamka
May 28, 2021

Mareykanka oo tababaraya duuliyayaal Ukrine ah oo ku howlgala diyaaradaha F-16

Mareykanka ayaa sheegay in bisha soo socota uu bilaabi doono tababaridda duuliyayaasha Ukraine ee la qorsheeyay in ay ku howlgalaan…

Caalamka
August 25, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023