Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI
    March 11, 2026
    Wasaaradda Cadaaladda oo Shaacisay Liiska Nootaayooyinka Sharciyeysan ee Sannadka 2026
    March 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Israa’iil oo ku fashilantay duqeynta Gaza iyo Caalamka oo doonaya xabbad-joojin
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Israa’iil oo ku fashilantay duqeynta Gaza iyo Caalamka oo doonaya xabbad-joojin
Caalamka

Israa’iil oo ku fashilantay duqeynta Gaza iyo Caalamka oo doonaya xabbad-joojin

By Kulane
Last updated: December 13, 2023
2 Min Read
Share

Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad leh u meel mariyay qaraar aan la isku hallayn karin oo ku baaqaya xabbad-joojin bini’aadanimo oo ka dhacda Gaza iyadoo ay sii socdaan duqeymaha Israa’iil.

Madaxa WHO ayaa walaac ka muujiyay falalka ciidamada Israel ee weeraray cisbitaalka Kamaal Adwan ee waqooyiga Gaza, waxayna ku baaqeen ilaalinta bukaanada iyo shaqaalaha halkaasi.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiin ayaa sheegtay in Gaza ay noqotay mid ka mid ah meelaha ugu khatarta badan adduunka ee ay ka jiraan dhibaatooyinka bini’aadanimo.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Israa’iil ay bilowday in ay lumiso taageerada caalamka,kadib  duqeymaha aan loo meel dayin ee ay ka waddo Gaza.

In kasta oo uu ku celceliyay in Israa’iil ay ku xisaabtami karto taageerada Maraykanka,haddana,waxa uu intaa raaciyay in Israa’iil  ay bilowday inay ku lumiyaan taageeradaas duqaymo aan loo meel dayin oo ka dhacaya Gaza.

Si kastaba ha ahaatee, Mr Biden  waxa uu caddeeyay in aanay jirin wax su’aal ah oo ku saabsan baahida loo qabo in Xamaas la qaado, Israa’iilna ay xaq u leedahay inay sidaas samayso.

Hogaamiyaha Mareykanka ayaa la kulmay cadaadis isa soo taraya oo ay ku jiraan gudaha xisbigiisa Dimuqraadiga si uu u xakameeyo ololaha militari ee Israel.

Saraakiisha sarsare ee Maraykanka ayaa sidoo kale soo bandhigay cadho sii kordhaysa oo ku wajahan jawaabta milatari ee Israel.

Ugu yaraan 18,412 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada Israel tan iyo 7-dii Oktoobar.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

Jabuuti.SONNA….Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Mareykanka oo adkeynaya shuruucda khuseysa xagga safarka

Madaxweynaha Mareykaka Joe Biden ayaa shaaca ka qaaday in la adkeynaayo xeerarka safarka xili Mareykanku uu xaqiijiyay in ay jiraan…

Caalamka
January 7, 2023

Shirkadda Facebook oo saacado gudahood khasaartay lacag ka badan lix milyan oo dollar

Mulkiilaha shirkadda Facebook Mark Zuckerberg, ayaa sheegay inuu soo gaaray qasaare xooggan saacadihii ay hawada ka maqnaayeen adeegyadii ay bixinayeen.…

CaalamkaGanacsigaWararka
October 5, 2021

Soomaaliya oo Masar uga mahadcelisay mawqifkeeda ilaalinta midnimada Soomaaliyeed

Muqdisho (SONNA): Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS musane Axmed Macallin Fiqi ayaa dowladda aan walaalaha nahay ee Masar uga mahadceliyey…

CaalamkaGudahaSiyaasaddaWararka
August 6, 2024

Mareykanka iyo Ruushka oo kulan degdeg ah ku leh Geneva

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken iyo wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa wadahadal ku yeelanaya magaalada…

Caalamka
January 7, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023