Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Muxuu yahay heshiiska cusub ee wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda XFS uu saxiixay?
    March 29, 2026
    Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul insaanka XFS oo shir muhiimka qabatay
    March 29, 2026
    Ciidamada Qalabka sida oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Daynuunay
    March 29, 2026
    Ciidanka Xoogga oo khawaarijta ku jabiyay dagaal ay kula galeen agagaraarka Daynuunaay ee Gobolka Bay
    March 29, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo guddoomiyey Shirka Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya
    March 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
GudahaMaqaalladaWararka

Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: July 23, 2025
3 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Warbaahinta caalamiga ah ee Al Jazeera waxaa lagu daabacay warbixin qoto dheer oo uu qoray Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Aadan, taas oo lagu soo bandhigay isbeddelada siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee dalka ka hirgalay saddexdii sano ee la soo dhaafay, intii uu xilka hayey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Warbixintu waxay tilmaantay in dowladdu ay qaaday tallaabooyin muhiim ah oo lagu xoojinayo madax-bannaanida qaranka, howlgallada la dagaallanka argagixisada, qabyo-tirka dastuurka iyo horumarinta dalka

🔹 La-dagaallanka Argagixisada:

Warbixinta Afhayeenka waxaa lagu sheegay in Dowladdu ay qaadday howlgallo waaweyn oo lagu xoreeyay drrgaanni badan oo dalka ah.

Afhayrrnku waxa uu sheegay in la fuliyay in ka badan 1,100 hawlgallo milatari, kuwaas oo lagu dilay in ka badan 5,500 dagaalyahan oo ka tirsan kooxaha argagixisada.

Dagaalkaas oo ay barbar socotay cunaqabataynta dhanka dhaqaalaha ee argagixisada ayaa warbixibtu waxay xaqiijisay in la xiray 800 xisaab-bangi oo lagu helay in maalgelinta falalka argagixisada.

🔹 Dhanka Ka Faa’iidaysiga Kheyraadka Dabiiciga ah:

Dowladda ayaa bilowday qorshayaal rasmi ah oo ku saabsan baarista saliidda iyo gaaska, sida lagu xaqiijiyey warbixinta Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya.

Afhayeene Xadaana ayaa Alhazeera u sheegay in la dejiyay nidaamyada sharci iyo mid maamul ee lagu ilaalinayo daahfurnaanta iyo caddaaladda qaybsiga kheyraadka.

🔹 Dib-u-Dhiska Dhaqaale & Maaliyad:

Soomaaliya waxay ku guulaystay in si buuxa looga dulqaado deymaha caalamiga ah bishii December 2023.

Waxaa la qaaday xayiraaddii hubka ee saarneyd dalka, taasoo fursad u siisay in dib loo dhiso ciidamo qaran oo tayo leh.

🔹 Horumarka Dastuuriga & Dimuqraadiyadda:

Waxaa la dardar geliyay dhameystirka dastuurka federaalka si loo helo nidaam sharci ah oo qaran.

Waxaa la shaaciyay qorshe lagu doonayo in dalka lagu gaarsiiyo doorasho qof iyo cod ah.

🔹 Soo Celinta Doorka Soomaaliya:

Soomaaliya waxay ku biirtay Ururka Bariga Afrika (EAC) si ay u xoojiso xiriirka gobolka.

Dowladda Soomaaliya waxay heshay xubinimada ku-meel-gaarka ah ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, taasoo muujineysa kalsoonida caalamka ee Soomaaliya.

🔹 Arrimaha bulshada;

Dowladda waxay kordhisay tirada macallimiinta iyo fursadaha waxbarasho, iyadoo xooga la saarayo meelaha ay adeegyada ka liitaan.

Waxbarashada waxaa loo arkaa mid laf-dhabar u ah nabadda, shaqo abuurka iyo ka qaybgalka bulshada.

Gunaanad: Warbixintan uu qoray Afhayeenka Madaxtooyada waxay muujineysaa in Soomaaliya ay ku jirto marxalad dib u dhis qaran, oo lagu guulaystay dadaallo isku dhafan oo dhinacyada amniga, siyaasadda, dhaqaalaha iyo diblomaasiyadda ah.

Inkastoo caqabado ay jiraan, haddana waxaa muuqda rajo iyo jihayn cad oo ku aaddan sidii loo gaari lahaa dal xasilloon, midaysan, kana faa’iideysta khayraadkiisa, isla markaana kaalin muuqata ku yeesha dunida inteeda kale.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Muqdisho ka Daahfurtay Qaybta 1-aad ee Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa maanta ku daahfureysa caasimadda Muqdisho…

March 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaaliya iyo Hindiya oo ka wada hadlay fududeynta Fiisaha Hindiya ee muwaadiniinta Soomaaliyeed 

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa dhawaan kulan la qaatay wafdi ka…

GudahaWararka
January 6, 2025

Wasiirka haweenka XFS oo kulan la qaatay Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud Qaramada Midoobay Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka wasaaradda haweenka XFS Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa maanta kulan gaar ah la qaadatay guddiga loo xil-saaray xaqiijinta qoondada…

GudahaWararka
August 3, 2021

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Madasha Isku-duwidda Horumarinta dalka

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furay Shirka Madasha Isku-duwidda Horumarinta, kaas oo lagu soo…

GudahaWararka
March 5, 2024

Maamulka Gobalka Shabeelada Hoose oo deeq gargaar ah gaarsiyay qoysas dan yar

Marka -(SONNA)-  Maamulka G/ Shabeelada Hoose ayaa maanta deeq gargaar ah gaarsiiyay ku dhawaad 1500 oo qoys oo ay sameeyeen…

Wararka
January 6, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023