Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ingiriiska oo dib u bilaabaya kaalmada ku socota dadka Falastiin
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Ingiriiska oo dib u bilaabaya kaalmada ku socota dadka Falastiin
Caalamka

Ingiriiska oo dib u bilaabaya kaalmada ku socota dadka Falastiin

By Kulane
Last updated: July 19, 2024
1 Min Read
Share

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Ingiriiska David Lammy ayaa u sheegay baarlamaanka inuu ku kalsoon yahay in hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiin ay qaadday tallaabooyin ay ku hubinayso heerarka ugu sarreeya ee dhexdhexaadnimada.

Wasiirka ayaa wuxuu xaqiijiyay in dowladda Ingiriiska ay siin doonto heyโ€™adda garghaarka Falastiin ee Qaramada Midoobay (UNRWA) 21 milyan oo ginni oo u dhigma ($27m).

Hadaladaan ayaa imaanayaxilli ay weli soo socdaan duqeymaha Israel ee Gaza,iyadoo weeraradii ugu dambeeyay lagu dilay15 ruux oo ku sugnaa dugsiyo ay maamulaan Qaramada Midoobay oo ku yaalla Gaza,gaar ahaan laba kaam oo ay ku jireen dad barakacayaal ah.

Dhinaca kale diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ayaa la sheegayaa in lala beegsaday Magalada Tel Aviv,waxaana maamulka Israel ay ku goodiyeen in ay qaadi doonaan tallaabo aargoosi ah.

Milateriga Israaโ€™iil ayaa rumeysan in diyaaradda Droniska ah ay ka soo duushay Yemen,iyagoo sheegay in nuuca diyaaraddaasi ay ahayd mid la hagaajiyay oo ah diyaaradda Samad-3 ee ay Iiraan nashqadeysay.

 

ย 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Qaramada Midoobay oo dalbatay in la joojiyo rabshadaha ka socda Myanmar

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar lagu dalbanayo maamulka ciidamada ee Dalka Mayanmaar in ay joojiyaan rabshadaha iyo…

Caalamka
December 22, 2022

Mileteriga Israa’iil oo Daanta Galbeed ku dilay 11 ruux

Ugu yaraan 11 falastiiniyiin ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay Daanta Galbeed ee la haysto, iyadoo militariga Israaโ€™iil…

Caalamka
August 28, 2024

Jacob Zuma oo hada ah maxbuus ayaa loo ogolaaday inuu ka qeyb galo aaska walaalkiis

Muqdishoโ€ฆSONNAโ€ฆMadaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma oo hadda maxbuu ah ayaa loo golaaday inuu xabsiga ka bixi karo si…

CaalamkaWararka
July 22, 2021

Ingiriiska oo dib u dhigay masaafurinta dadka muhaajiriinta ah ee la geynayo Ruwaanda

R/wasaaraha Dalka Ingiriiska Sunak ayaa sheegay in eysan jirin duulimaadyo lagu masaafurinayo muhaajiriinta ee la geynayo ย Ruwaanda ka hor doorashada…

Caalamka
May 24, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023