Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Horjooge Jaabir oo ku dhaawacmay dagaal khawaarijta ku dhex maray Jilib
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Horjooge Jaabir oo ku dhaawacmay dagaal khawaarijta ku dhex maray Jilib
MaqaalladaWararka

Horjooge Jaabir oo ku dhaawacmay dagaal khawaarijta ku dhex maray Jilib

By SB
Last updated: April 4, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Kooxda khawaarijta arxanka daran ee Al-shabaab oo mudda dheer dhibaato ku heysay shacabka Soomaaliyeed ayaa hadda wajaheysa xaalad bur-bur iyo kala carar ah,kadib markii ay jab xooggan ka soo gaaray dagaalka xaq u dirirka ah ee geesiyaasha xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo khawaarijta ka saaray degaanno badan.

Kaaxaha khawaarijta ayaa hadda wajahaya kala shaki iyo cabsi weyn ay soo kala dhaxgashay horjoogayaasha Maleeshiyada khawaarijta oo qarkood la goโ€™doomiyay,halka kuwa kalana ay dileen waxaana sababta arintaa ay tahay cabsida ay ka qabaan ciidanka xoogga dalka ,kuwa deegaanka iyo saaxiibada caalamiga ah oo harsi iyo hoyaad u diiday khawaarijta gabalkoodu dhacay,khilaafka ayaa hada u sii gudbay horjoogayaasha ajaanibta iyo horjooge Mahad Karataay kaas oo sababay in habeen hore gurigiisa oo ku yaal degmada Jilib ku weeraro Mahad karaatay horjooge Jaabir kaas oo ku yaal suuqa Kalluunka,halkaas oo lagu dhaawacay horjooge Jaabir.

Warbaahinta qaranka ayaa ogaatay in dagaal toos ah ku dhex maray degmada Jilib labadda maleeshiyo ee daacada u kala ah Horjooge Mahad karataay iyo horjoogaha ajaanabiga ah ee Jaabir kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac,iyadoo horjooge Jaabir oo ka mid ahaa horjoogayaasha saamaynta ku dhex laha kooxda gabalkeedu sii dhacayo ee Khawaarijta.

Dagaalkan dhex maray Khawaariijta ayaa waxa ku dhintay 5 xubnood halka sidoo kale ay ku dhaawacmeeen 8 xubnood oo uu ku jiro horjooge Jaabir oo ay dhaawaciisa qaateen kooxdii soo weerartay,kooxda weerarka geystay ayaa ujeedkoodu yahay in ay wiiqaan ajaanibta ka hor timi horjoogaha Cusub ee ajaabiga ah Jacfar Suudaani.

Dhinaca kale maleeshiyaad daacad u ah horjoogihii hore ee ajaanibta Salmaan Muhaajir ayaa isu diyaarinaya in ay weeraraan xabsi ku yaal guddaha Jilib kaas oo dhowaan lagu xiray horjoogayaal iyo maleeshiyaad ajaanib ah kuwaas oo uu dhowaan halkaas ku xiray horjooge Maxamed Aamin oo ah maleeshiyaadka ugu dhow dhow Horjoogaha dhagarta badan ee Mahad Karataay,xabsigan ayaa waxa gacanta ku haya horjooge Baahsaalow oo ka mid ah horjoogayaasha ay aad isugu dhow yihiin horjooge Mahad karataay.

Kooxda khawaariijta ayaa hadda baadi goob ugu jirta horjoogihii hore ee kooxda ajaanibta Salmaan Muhaajir oo la sheegay inuu ku dhuumalaysanayo deegaano u dhow degmada Jilib,kooxda khawaariijta ayaa guud ahaan a noqotay mid gabalkeedu dhacay iyadoo rabta hadda in ay soo afjarto xubnaha ay ka shakisan tahay,qaarkoodna xabsi geliso.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Amniga XFS oo furay shirka Qorshaha shanta sanno ee Haya’adda Socdaalka

Muqdisho(SONNA):-Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa furtay shirka isku-xirka Howlaha iyo Fulinta Qorshaha shanta sano ee soo socoto kaas oo…

GudahaWararka
September 14, 2024

Booliiska degmada Yaqshiid oo gacanta ku dhigay laba ruux oo hubeysan

Muqdisho(SONNA):-Ciidammada Booliska degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay laba ruux oo hubeysan, kuwaas oo taliska Booliiska sheegay…

GudahaWararka
December 21, 2022

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay

New York-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay dood furan oo Golaha Ammaanka ee Qaramada…

GudahaWararka
September 25, 2025

Ciidanka Puntland oo soo bandhigay hub iyo saanad laga soo qabsaday Daacish

Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa soo bandhigay hub fara badan oo ay ku jiraan kuwa culus sida lidka diyaaradaha iyo saanado…

Gudaha
August 28, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023