Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.
    March 12, 2026
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Horjoogayaal Awood ku dhex leh khawaarijta oo ka walaacsan howlgalka cusub ee dowladdu ku dhawaaqday(warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Horjoogayaal Awood ku dhex leh khawaarijta oo ka walaacsan howlgalka cusub ee dowladdu ku dhawaaqday(warbixin)
Maqaallada

Horjoogayaal Awood ku dhex leh khawaarijta oo ka walaacsan howlgalka cusub ee dowladdu ku dhawaaqday(warbixin)

By Abdulkadir
Last updated: April 26, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Kooxda khawaarijta oo mudda dheer dhibaata ku hayay shacabka soomaaaliyeed ayaa hadda wajahayo bur bur iyo quus kadib markii ay kaladi waayeen geesiyaasha xoogga dalka iyo shacabka soomaaliyeed oo soo afjaray waayihii amar kutaagleynta iyo ka been sheegida diinta islaamka.

Khawaarijta ayaa hadda ku jiraa maalmahoodii ugu xumaa kadib markii ay ku jabeen dagaalka ay dowladda garwadeenka katahy,waxana khilaaf xoogga uu soo kala dhaxgalay horjoogayaasha ugu sar-sareeysa khawaarijta iyo maleeshiyaadkood oo isku khilaafay aan is dhiibnno iyo Maya waan dagaalameyna,iyadoo khawaarijta qaar ay hubkooda ay ku wareejiyen beelaha ay ka soo jedaa si loo bad-baadiyo.

Warar ay warbaahinta qaranka heshay ayaa sheegaya in horjoogayaasha khawaarijta ay dadka kula hadleen degaanno katirsan gobolada Gado,Bakool iyo Galgaduud oo ay si quus ay ula hadleen kadib jab xooggan oo ka soo gaaray howlgallada ka socda dalka.

Horjoogayaasha khawaarijta ayaa dadka ay la kulmeen u sheegay in loo baahanyahay in ay hubka qaataan islmarkaana ay dhaqankooda guracan sii wadaan hadii lagu jabiyo dagaalada socda oo laga qabsado degaanada ay hada joogaan.

Horjooge Kabo kutukada oo khawaarijtu u soo xil saartay marka shebellaha Dhexe oo laga saaray gacanta gobolkaasi Aya isna billaabay in uu qey qeeyb u raadiyo beelaha daga shebeellaha Dhexe kuwaas oo dadkooda in kabadan 10-sano gumaad dhacadooyin xanuun badan ku reebay ku hayay,balsa geesiyaasha xoogga dalka ay ka dulqadeen shacabka.

Qaar kamid ah waxgaradka beelaha oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in khawaarijta wax aan xabbad ahayn aysan ka dhaxeeyn islamarkana aysan macquul ahayn markale khawaarijta ay dhibateeyaan shacabkooda.

Khuburo dhanka aminga ayaa tilmaamay in marka la fiiriyo jabka khawaarijta howlgalka koobaad iyo kan labaad iyo falcelinta horjoogayasha khawaarijta ay ka dhigantahy in hayaa wadadii ay ku baxsan lahayeen khawaarijta madamaa aysan is hortaagi karin awooda geesiyaasha xoogga dalka iyo kuwa degaanka oo guul waweyn ka soo hooyay howlgalka socda.

Dowladda soomaaliya iyo shacabka oo is garabsanaya ayaa khawaarijta kaga adkaaday dagaalka toosaka ah iyo kan maaliyadeed kadib markii la xiray habkasta oo khawaarijta ku baadi jireen shacabka soomaaliyeed.

Wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah khawaarijta oo billaawday ayaa noqon doonno kii lagu soo afjari lahaa haraadiga argagixisada ee ku dhuumaleeysanayo degaanada qaar ee gobolada dalka si bulshada ay soomaaliyeed u helaan Hormar iyo xasilooni.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.

Muqdisho-SONNA-Mudane Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa soo dhaweeyay ansixinta ugu dambeysa…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Faarax Sh. Cabdulqaadir”sanadka 2030-ka dadka wax barta ayaa gaaraya ilaa 8 Malyan” wareysi.

Halkaan waxaan ku soo koobayaa nuxurka wareeysi aad u qiimo badnaa ee uu bixiyey Wasiiirka Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sarre…

MaqaalladaWaxbarashada
August 13, 2023

Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)

Horudhac: - Dalkeennu waxa uu wajahayaa xaalad “Abaar biyo-yaraaneed” (Hydrological Drought) oo aad u ba'an, taasoo ka dhalatay is-biirsadka roobabka…

GudahaMaqaallada
February 6, 2026

Muhiimadda Mashruuca Dekedda Hobyo (WARBIXIN)

Sanadihii u dambeeyay, shirkadaha dhismaha ee Turkiga ayaa ku soo badanayay mashaariicda la xiriira howlaha dekedaha iyo badda ee Afrika.…

GudahaMaqaallada
October 22, 2024

Musuq maasuqu wuxuu caqabad ku yahay Dawladnimada Qeybta 4-aad

Dawladda cusub ee uu Maamulkiisa ugu sarreeyo Madaxeynaha iyo Raiisul-wasaarahaba waxaa looga baahan yahay inay si adag ula dagaalamaan musuq-maasuqa,islmarkaana…

GudahaMaqaallada
July 22, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023