Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Hindisaha Kaabaha Dhaqaale : Wadada Nabadda ee Wakhtiga Cusub ย 
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Hindisaha Kaabaha Dhaqaale : Wadada Nabadda ee Wakhtiga Cusub ย 
Maqaallada

Hindisaha Kaabaha Dhaqaale : Wadada Nabadda ee Wakhtiga Cusub ย 

By Abdulkadir
Last updated: November 12, 2023
8 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Is ogolaanshaha iyo wada-noolashada waxa uu kumanaan-sano u ahaa qaranka Shiinaha yool. 2013-kii Madaxweyne Xi Jinping ayaa soo bandhigay hindisaha(Belt and Road Initiative) oo ah mashruuc kaabe dhaqaale ah, iyada oo u jeedka laga leeyahay uu yahay in la dhiira-geliyo horumar nabbad ah, loona helo dunida nolol wanaagsan.

10-kii sano ee la soo dhaafay, waxaa aad u kordhayey rumoowidda arragtida hiddisahan. Bishii hore, Shirka Iskaashiga Caalamiga ah ee hindisahan(Belt and Road Forum for International Cooperation) kiisa 3-aad ee noociisa ayaa lagu qabtay caasimadda waddanka Shiinaha ee Beijing, waxaana ka soo qayb galay in ka badan 10โ€™000 wakiila ah oo ka kala socday 151 dal oo ay Soomaaliya ku jirto iyo ururo caalami ah.

 

Waayahan, dunida waxa ka jira xasilooni darro weyn iyo isbeddelo. Colaadda Falastiin iyo Israโ€™iil ย waa ย weyn tahay halka mushaakiladda Ukraine ay ย weli jiitamayso. Waa inaan laba daran mid dooranaa. Ma waxa aan dooranaa wax-wada qabsi mise goโ€™doomin, garab-istaaag ama kala qayb-sanaan mise inaan si wadajira hore ugu socona ama waddooyin kale oo gooni ah ? Jawaabta waxa ay taageero siinaysaa in hindisaha BRI uu yahay mid wajiyo badan oo dhisaya bulsho mustaqbal wadaag ah, si looga hadlo caqabadaha ka jira adduunka, waa inaan joogteynaa in aan nabbad kuwada jirno ebed.

 

Madaxweyne Xi Jingping ayaa khudbadiisa shirka Caalamiga ah ee BRF ku sheegay in Beniโ€™aadamka uu yahay bulsho mustaqbal wadaaga; iskaashi guuleysta ayaa ah wadada la hubo ee guusha in la daahfuro hindisooyin waaweyn oo laga wada faaโ€™ido; wada xiriirta ahna (Silk Road) ee muhiimada nabbbad, wax wada-qabsiga, isu-furnaanshaha, fursado loo siman yahay, in wax la kala barto ama la wada faaโ€™ido waa isha uga muhiimsan ee awoodda iskaashiga kaabaha dhaqaale(Belt and Road Cooperation). Beijing waxaย  ay dunida u dirtay farriin cad taas oo ah in aan u baahanay wax-wadaqabsi, isu furnaan iyo natiijo guul u wada ah, ma ahan qayb-sanaan, iska hor-keyn, goโ€™doomin ama siyaasadda ah in dhinac uu guuleysto, dhinaca kalena uu khasaaro. ka sokow in uu jiro isbedelo waaweyn in aan la arag mudo qarni ah, Iskashiga kaabaha dhaqaale waxa uu tamar weyn siinaya xasiloonida iyo nabbadda adduunka.

 

Baaqa in la is ixtiraamo :- Hindisaha kaabaha dhaqaale(BRI) Shiinaha ayaa figradiisa leh waxaana ay la wadaagtay adduunka. Mana ahan wax afka baarkiisa ka ah Shiinaha balse waaย  wax ka wada farxinaya dalalka qaybta ka ah, wuxuuna ku dhisan yahay wada tashi, wax iska darsi si loo wada faaโ€™iido. In la sii wadoย  hindisahaan, Shiinaha marnaba ma faragelin doona arrimaha gudaha ee dalal kale, kumana soo rogi doono nidaamkiisa horumar ee bulsho, Shiinaha ma ciyaaro siyaasadda ku salleysan fara-gelinta, laakiin waxa uu abuurayaa hab iskaashi oo la wada guuleysto, Shiiinaha ma doonayo in koox yar ay meel isku oodo balse waxa ay dooneysa qoys weyn oo dhammaan dalalka adduunka ay ku wada noolaan karaan si is-gol ah.

 

Waxa ay sii wadaysaa natiijooyin wada guuleysta :- Hindhisaha kaabaha dhaqaale(BRI) waxa uu hadafkiisu yahay in wax badan oo weyn la wada dhisto lana sameeyo, waxa uu ka soo horjeedaa in la abuuro naadiyo yar-yar mise laga raadiyo dano gaar ah. 10-kii sano ee la soo dhaafay, waxa sare loo qaaday iskaashiga u dhaxeeya mashruucan iyo ajendaha Qaramada Midoobey ee 2030 ee ah horumarka waara, Ajendaha Midowga Africa ee 2063-da iyo sidoo kale qorshayaasha horumarka ururada caalamiga iyo kuwa gobalkaba. In si weyn loo mideeyo dhaqaalaha iyo iskaashiga waxa ay keeni doontaa nabad iyo xasilooni dunida oo dhan ah. Madaxweyne Xi Jinping ayaa tilmaamay casriyeynta Shiinaha wado in aysan ahayn dalka kaliya balse uu hormarinayo waddamada iyada oo la sameynayo dadaal wadajir ah. Wuxuu ka sheegay furintaanka xafladda in Shiinaha uu ballaarin doono suuqa, isbedel dheeraad ahna ku sameynayo dhinacyada shirkadaha dowladdu leedahay, dhaqaalaha danabeysan, hal-abuurka dadka, iyo sida ay dowladda wax u soo iibsato, ayna u gasho heshiis ganacsi oo xor ah iyo ilaalinta heshiisyada maalgashi ee dalalka kale. Suurta-galnimada in Shiinaha uu yahay suuqa uga weyn ee adduunka waa ay sii soconaysaa. Hayโ€™adaha Maaliyadeed ee dowladda Shiinaha waxa ay hirgeliyeen lacagta waddanka ku maal-gelinayaa fursado cusub ayna ku taageerayaan mashaariicda kaabaha dhaqaale oo ku sallaysan cilmi-baaris si fiican loo darsay. Shiinaha waxa uu dhiira-gelinayaa shaqaalaha wadadamada iyada oo loo marayo mashariicda iskaashi lana fulinayo 1,000 mashaariicyo kale oo kaabayaa noloshooda. Waxa aan aaminsanahay in tallaabadan muhiimka ay sare u qaadi doonto horumarka ayna fursad weyn siini doonto casriyeynta dunida.

ย 

Tamarsiinta horumarka :- Aragtida hindisaha BRI ee la taaban karo waa mid furan, ahna mid laga wada faaโ€™ido. Soomaaliya waxa ay ku biirtay mashruucaan sannadkii 2018-dii, Shiinaha waa dalka ay Soomaaliya ganansiga uga weyn ay la leedahay sannado badan. Shiinaha waxa uu Soomaaliya ka taageera halkaan iyo fagaaraha caalamka. Sannadkii la soo dhaafay, Shiinaha waxa uu ka caawiyey Soomaaliya dhinacyada amniga, cunnada, daryeelka agoomo, tababaro, deeqo waxbarasho iyo sidoo kale dayactirka cusbitaalo, iskuulo iyo dhismaha hayโ€™ado dawli ah.ย  Wuu ku mahadsan yahay Shiinaha deeqaha waxbarasho ee uu siiyey boqalaalka Soomaalida ah ee ay ku jiraan Diplomasiyiin, saraakiil militari, iyo garsoor, khubaro dhanka gaadiidka, saxafiyiin iyo arday oo helay fursad ay ku aadan Shiinaha iyaga oo u tagaya tabaro xirfadeed iyo barnaamijyo jaamacadeed.

ย 

Horaantii Qarnigii 15-aad, bad-mareenkii caanka ahaa ee Shiinaha, Zheng He ayaa ayaa xilligii Ming Dynasty safaro badan ku yimid Muqdisho, weli waa la xasuusta maanta. Wuxuu ku guuleystay taariikhda in uusan ahayn qof wax ku qabsanaya Markab dagaal, qori ama seef. Taa cagsigeeda waxaa lagu xasuustaa in uu ahaa saaxiib, wakiil ama Safiir badmareen ah. Mashruuca BRI waxa uu sidoo kale caddeynayaa in horumarka nabadeed iyo iskaashi wada guuleysta in uu muujinayo isbedel guud ee himilada dadka. Isku-hor-imaadka habkii dagaalka qaboobaa iyo in lakala dhantaalo dadaalada waxa ay aadaysaa cagsiga hirka taariikhda, meelna ma gaarayo. Shiinaha iyo Soomaaliya waa laba dal oo nabbadda jecel. October 27, labadeena dal waxa ay u codeeyeen qaraar ku baaqaya xabad joojin biniโ€™aadanimo oo la dhex-dhigo Gaza kullankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyagoo wadaagaya dareenka nolosha dadka aan waxba galabsan iyo rabitaanka nabad. Shiinaha waxa uu sii wadayaa in uu maro dhabaha horurmarka nabad ah,siina wadoย  halganka Belt & Road isagoo ka yeelaya waddo nabad gacantana is haysta Soomaaliya iyo dalalka kale si loo gaaro amni iyo horumar loo siman yahay.

Waxa qoray Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Amb. Fei Shengchao

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Bidhaan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta

Waxaa jira digniino ku aadan halista kooxda Khawaarijta ah ay mar walba la maagan yihiin shacbiga Soomaaliyeed, waxaana loo baahan…

GudahaMaqaalladaWararka
July 21, 2025

Hindisaha Dagaalka Khawaarijta wuxuu ahaa go’aan geesinimo ah (Documentary)

Muqdisho,(SONNNA);- Iyaga oo si qaldan Diinta Islaamka u turjumaya, qiilna u sameynaya daadinta dhiigga dadka Soomaaliyeed ee qiimaha badan ayay…

Maqaallada
August 12, 2023

Dagaalka tooska ah ee Dowladda ku qaaday kooxda khawaariijta oo sababay in khawaariij la kulanto jabkii ugu xumaa

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Soomaaliya ayaa muddo ku dhow 7- bilood dagaal kula jirta Kooxda Maleeshiyaad Argagixisada ah ee Khawaarijta, waxaana laga abaaray…

MaqaalladaWararka
February 20, 2023

Ra’iisul-wasaare Xamsa โ€œ waxaan qaadanay habka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenkaโ€ (WARBIXIN)

Dowladda Soomaaliya ayaa dooratay inay ka howlagli doonto qorshayal is daba yaal, kuwaasi oo ay ugu waaweynaayeen, la dagaalanka Kooxda…

GudahaMaqaallada
November 1, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023