Muqdisho(SONNA):-Hayโadda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa beenisay warar been abuur ah oo laga faafiyey Garoonka Diyaaradaha Baardheere.
war qoraal ah oo ka soo baxay Haya’adda duulista ayaa lagu yiri “Haya’adda duulistu waxa ay shacabka Soomaaliyeed u xaqiijinaysaa in aanay jirin wax xanibaad duulimaad ah oo saaran Garoonka Diyaaradaha Baardheere ayna diyaaraduhu si caadi ah u aadaan”.