Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Senataro laga joojiyay ka qeyb galka kulamada wadajirka
    February 8, 2026
    Guddoomiye Abshirow oo soo saaray go’aan la xiriira ka joojinta fadhiyada Guud
    February 8, 2026
    Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta bedqabka Rayidka oo la ansixiyay
    February 8, 2026
    Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo ka shiray Arrimaha Bini-aadanimo
    February 8, 2026
    Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar oo yeeshay kulan mira-dhal ah
    February 8, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Halyeey  ku caanbaxay la dagaalanka midab-takoorka oo ku geeriyooday K/Afrika
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Halyeey  ku caanbaxay la dagaalanka midab-takoorka oo ku geeriyooday K/Afrika
Caalamka

Halyeey  ku caanbaxay la dagaalanka midab-takoorka oo ku geeriyooday K/Afrika

By Kulane
Last updated: January 7, 2023
1 Min Read
Share

Desmond Tutu, hoggaamiyihii hore ee kiniisadda K/Afrika,ahna halyeey ku caanbaxay ka hortagga midab-takoorka ee xilli hore ka ka jiray Dalkaasi ayaa manta ku dhintay da’da 90-ka.

Madaxweynaha Dalka K.Afrika ayaa tacsi u diray guud ahaan shacabka dalkaasi,wuxuuna qiray kaalintii uu ku lahaa helitaanka xoriyadda dadka .

Tutu, waxa uu sanadkii 1984-tii ku guuleystay abaalmarinta nabadda ee Nobel, taas oo uu ku muteystay  halgankii Koonfur Afrika ee ka dhanka ahaa xukunka caddaanka ee tirada yaraa.

Tutu, waxa uu sanadihii u dambeeyay la halgasmaayey caafimaad darro,isagoo , inta badan lagu ammaano inuu ahaa qof leh damiir wanaagsan  oo lagu dayan karo.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Senataro laga joojiyay ka qeyb galka kulamada wadajirka

Muqdisho,(SONNA):- Go’aan maamul oo ka soo baxay Xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, Mudane…

February 8, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Tahriibayaal ku dhintay xeebaha Jabuuti

Jabuuti.(SONNA):- Bayaan kasoo baxay Hay'adda socdaalka adduunka ayaa lagu sheegay in 34 qof oo tahriibayaal ah ku dhinteen xeebaha dalka…

CaalamkaWararka
April 12, 2021

 Madaxweyne Erdogan “Turkiga ma aqbali doono isku dayga wada shaqeynta Israel ee NATO

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay maalinimadii shalay oo Khamiis aheyd in isku dayga lagu doonayo in Israa'iil lagala…

Caalamka
July 12, 2024

Madaxa Wagner Prigozhin oo la sheegay in uu ku dhintay shil diyaaradeed

Madaxa ciidamada calooshood u shaqeystayaasha Ruushka ee Wagner Yevgeny Prigozhin iyo sagaal kale oo rakaab ah ayaa la sheegay inay…

Caalamka
August 24, 2023

Hamas oo wareejisay 3 maxaabiis iyo Israel oo iyaduna sii deysay 183 ruux

Kooxda Xamaas ayaa sii daysay saddex maxbuus oo ah kuwii ugu dambeeyay heerkii is-dhaafsiga ee ku xusnaa heshiis xabbad-joojinta oo…

Caalamka
February 1, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023