Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.
Guddoomiyaha ayaa xildhibaanada uga warbixiyey sameenta dalkeena ka soo gaartay isbeddelka Cimilada, jawaab celinta hayโadda ka bixisay daadadka iyo fatahaadaha El-Niรฑo ee Gobolada dalka Ku dhufatay iyo dadaalada ay wali wado.
Xildhibaan Hodan Xasan ayaa sheegtay in ay u sameen doonto hayโadda u Qaraamid( Advocacy) dhinaca Diasporada ah, si hayโadda ay uga cawiyaan gurmadka ay wado.