Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.
    March 12, 2026
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka qeybgalay kulan lagu doortay Hoggaanka Iskaashatooyinka Beeraleyda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka qeybgalay kulan lagu doortay Hoggaanka Iskaashatooyinka Beeraleyda
Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka qeybgalay kulan lagu doortay Hoggaanka Iskaashatooyinka Beeraleyda

By Kulane
Last updated: August 14, 2020
2 Min Read
Share

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur  Gacal iyo Xubno Ka Tirsan golaha wasiirada maamulkaasi, ayaa ka qeyb galay kulan ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo lagu muujinayay wax soo saarka gobalka iyo doorashada hoggaanka iskaashatooyinka beeraleeyda.

Qabanqaabada kulanka oo uu gacan weyn ka geystay taaba galkiisa gudoomiye ku xigeenka Gudiga beeraleyda iyo wax soo saarka Baarlamaanka Galmudug Maxamed Xuseen Tahliil,waxaa kaloo ka qeybgalay ganacsato waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada galkacyo .

Kulanka ayaa intii uu socday lagu doortay hogaanka iskaashatooyinka beeraleyda gobalka kadib codeyn ay sameeyeen gudiga iskaashatada beeraleyda gobalka iyadoona halkaasi lagu doortay gudoomiye iyo gudoomiye ku xigeen waxaana loo doortay gudoomiyaha iskaashatooyinka beeraleyda gobalka Cali Cabdul Aadan (Daacad) halka gudoomiye ku xigeena loo doortay C/qaadir C/llaahi Aadan (Xusuleey).

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur  Gacal,xubno ka tirsan golaha wasiirada,baarlamanka Galmudug, waxgarad ganacsato iyo qeybaha bulshada,ayaa ka hadlay kulankaasi,iyagoo soo dhaweeyay qorshaha horumarinta tabcashada beeraha iyo wax soo saarka oo ah kuwa aan horay mudug loogu aqoon ayaa waxaa gunaanadkii ka hadlay wasiirka wasaarada beeraha Galmudug Axmed Nuur Xaaji Iyo Gudoomiyaha baarlamanka Galmudug Dr maxamed Nuur Gacal waxaana ay sheegeen in gobalka mudug  ay muuqanayaan guulo la taaban karo oo loo qaaday xagga horumarka wax soo saarka dalka iyagoo dhanka kalana bogaadiyay doorashada hogaanka iskaashatooyin beeraleeyda gobalka mudug

Kulanakaasi waxaa hadallo warbixin ah oo la xiriira ujeedka kulanka iyo baahida keentay,halkaasi ka soo jeediyay Gudoomiyaha doorshada hogaanka beeraleyda gobalka mudug Dr siciid Maxamuud Jimcaale iyo Guddoomiyaha cusub ee  iskaashatooyinka beeraleyda gobalka mudug Cali Cabdul Aadan (Cali daacad)

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.

Muqdisho-SONNA-Mudane Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa soo dhaweeyay ansixinta ugu dambeysa…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyed oo warsaxaafadeed ka soo saaray walaac hor leh oo la xiriira Coronavirus

Ururka Dhakhaatiirta  Soomaaliyeed ayaa manta oo soo saaray warsaxaafadeed ay kaga hadlayaan halista iyo faafidda Coronavirus. Warsaxaafadeedkaan waxa uu u…

Wararka
April 6, 2020

Khayre: “Qalab Caafimaad Oo Dibdda Aan Ka Dalbannay Ayaa Dhawaan Dalka Soo Gaaraya, Waxaana Loo Qaybinayaa Dowlad Gobaleedyada”

Muqdisho (SONNA) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlay dadaallada lagu xakameynayo cudurka COVID-19…

Wararka
April 23, 2020

Gargaar la gaarsiinayo in ka badan 2-kun oo qoys oo ku barakacay fatahaadaha

Muqdisho:(SONNA)-Safaaradda Mareykanka ee soomaaliya ayaa sheegtay in iyada oo kaashaneysa barnaamijka cuntada adduunka ee WFP ay raashiin siineyso dadka ku…

Wararka
September 19, 2020

Madaxweynaha JFS oo socdaal diblomaasiyadeed ugu ambabaxay Yugandha iyo Itoobiya

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta u ambabaxay dalka Uganda si uu uga qeybgalo Shir-madaxeedka Bangiga…

GudahaWararka
January 11, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023