Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka.
Guddoomiyaha ayaa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waxa ku soo dhoweeyey xubno ka tirsan labadda Gole Baarlamaan ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.