Muqdisho.(SONNA)…Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodaย caadiga ah ee magaalada Muqdisho kaga kaga hadli doona qodobo dhowr ah oo horyaalla golahaasi.
Kulanka manta ayaa looga ย hadlayaa qodobada kala ah
- U codeynta Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada badan.
- Akhrinta 3-aad ee wax ka badelka Sharciga Duulista Rayidka ee Hawada.
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku howlanaa dardar gelinta sharciyada horumarinta u leh dalka iyo la xisaabtanka hayโaddaha kala duwan ee dowladdaย
ย