Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya
    January 30, 2026
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Go’aankii Culimadda ee ku aaddanaa la dagaalanka khawaariijtu ku kordhiyey hawlgalada socda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Go’aankii Culimadda ee ku aaddanaa la dagaalanka khawaariijtu ku kordhiyey hawlgalada socda
MaqaalladaWararka

Go’aankii Culimadda ee ku aaddanaa la dagaalanka khawaariijtu ku kordhiyey hawlgalada socda

By SB
Last updated: February 6, 2023
4 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Dhowaan ayaa Muqdisho lagu soo gabo gabeeyey Shirka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Culimaaโ€™udiinka Soomaaliyeed oo lagu gorfeynayey sidii loo ciribtiri lahaa fekerka gurracan ee xagjirnimada iyo waafajinta dowladnimada kaas oo ay baaqyo mideysan kasoo jeediyeen madaxda dowladda iyo Culimadii kasoo qeyb gashay kulanka,waxaynu qormadan diiradda ku saari doonaa doorka isbeddel ee shirkan ku keenay hawlgaladii ka socday dalka.

Guud mar kooban:

In ka badan mudo 15 sano ah waxa shacabka Soomaaliyeed dhibaato xooggan ku hayey kooxda arxanka daran ee khawaariijta oo kusoo duushay Diinta,dhaqan,maalka iyo sharafka ummada Soomaaliyeed,kooxda khawaariijta oo banaysatay dhiiga iyo maalka shacabka Soomaaliyeed iyagoo kusoo gabanaya Diinta Islaamka oo ah mid sharfan kana nasahan xumaan oo dhan.

Hadda ba tan iyo intii uu madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan sheekh Maxamuud ku dhawaaqay dagaalka ka dhanka ah kooxaha Khawaariijta waxa door shariif ah oo bogaadin mudan ka qaatay Culimada Soomaaliyeed ee ku kala nool Guddaha Dalka iyo qurbaha,ugu horayn Culimadda dalka ayaa bilaabay kacdoon ka dhan ah kooxda khawaariijta iyagoo bulshadda Soomaaliyeed u bayaamiyey dulmiga iyo dhibaatada ay ku hayaan ummada Soomaaliyeed iyagoo sidoo kale culimadu bayaamiyey in kooxda Al-shabaab tahay koox aan diin shaqo ku lahayn oo khawaariij ah.

Culimadda Soomaaliyeed ee ku kala nool dalalka maraykanka,yurub iyo dalalka carabta ayaa iyaguna dhankooda soo saaray bayaan ay ku taageerayaan dagaalka lagula jiro kooxaha khawaariijta iyagoo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay garab istaagaan dowladda diidaana xukunka baadilka ah ee kooxaha khawaariij oo gumaad baโ€™an ku hayey shacabka Soomaaliyeed mudo 15 sano ah.

Doorka isbeddelka dagaal ee ka dib shirweynihii culimadda Soomaaliyeed:

Hadda ba ka dib shirkii culimadda waxa isbeddel xoog leh oo dardar ku socda ku korodhay hawgalada lagu beegsanayo kooxaha khawaariijta ee arxanka daran kuwaas oo laga saaray deegaanno badan laga dilay horjoogayaal sar sare,waxa dhinaca kale xoogaystay dadweynaha Soomaaliyeed ee ka qayb qaadanaya hawlgalka lagu cirib tirayo kooxaha khawaariijta,culimada ayaa ku caddeeyey in qofkasta oo ku geeriyooda dagaalka khawaariijta uu yahay shihiid,sidoo kale culimadda ayaa caddeeyey in qof walba oo keena xogta khawaariijta uu helayo ajar.
Saraakiisha Ciidanka xoogga iyo kuwa deegaanka ee dhowaan la wareegay degmada ceeldheer iyo deegaano hoos taga ayaa bogaadiyey bayaanka culimadda kornayl Yoonis oo qurbaha ka yimid ka dib bayaankii culimadda ayaa sheegay in uu so jihad tegayโ€ waad og tihiin Culimada Soomaaliyeed waxa ay soo saareen fatwo,fatwadaas oo ah fatwo aan hore Soomaaliya uga dhicin,fatwadan waa fatwadii ugu qiimaha badnad ee ay soo jeediyaan culimada Soomaaliyeed,qof allaale iyo qofkii ka qayb qaataana maanta uu yahay qof jihaaday oo ku dhintay jihad xaq ah,wax aan ummada Soomaaliyeed ku boorinayaa in ay ka qayb qaataan jihaadkaโ€ ayuu yiri kornayl Yoonis.

Dhanka kale Bilish Axmed Carab waxa uu qoriga u qaatay ka dib markii ay kooxda khawaariijtu gawraceen walaakiisa Cabdiqaadir Axmed Carabโ€ waxa ka mid ah dadka ehelka ii xiga Walaalkay Cabdiqaadir Axmed Carab waxay ka wateen degmada Ceeldheer waxayna ku khaarajiyeen Ceelbuur,โ€ ayuu yiri Bilish oo ka mid ah geesiyaasha u guntaday inuu dalka ka xoreeyo khawariijta
Ciidanka qaranka iyo shacabka Soomaaliyeed ayaa uga mahad celiyey culimadda bayaanka ay kasoo saareen kooxda khawaariijta iyagoo sidoo kalena ugu baaqay in ay si toos ah uga qayb qaataan dagaalka dalka looga xoraynayo kooxda khawaariijta.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya

MUQDISHO(SONNA):-Sarreeye Guuto Elio Manes ayaa maanta si rasmi ah u la wareegay xilka Taliyaha Howlgalka…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

In ka badan 700 oo ruux oo ku dhintay duqeymaha Israa’iil ee ka socda Qaza

In ka badan 700 oo ruux oo rayid ah oo ay ku jiraan 140-caruur ah ayaa la sheegay in ay…

Caalamka
October 10, 2023

Mareykanka oo taageeray midnimada iyo madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya

Muqdisho,(SONNA):-Waaxda arrimaha afrika ee wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Mareykanka ayaa war qoraal ah oo lagu daabacay barta X ee ay…

GudahaWararka
January 12, 2024

Maamulka Gobolka Mudug oo ku howlan joojinta xiisad colaadeed oo ka taagan Dhagtuur โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiraxmaan Cali Diiriye (Isxal) ayaa Maalmahaan ku howllan sidii loo damin lahaa xiisadda colaadeed ee…

GudahaWararka
November 5, 2021

Wasaaradda Awqaafta XFS oo digniin ka soo saartay la shaqeynta khawaarijta

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ayaa soo saartay digniin ku socota dhammaan macaahidda sharciga ah,dugsiyada qur'aanka iyo iimaamyada masaajidda,taas oo…

Gudaha
January 24, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023