Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa noqday taariikhda markii ugu horreysay garsoore Soomaaliyeed oo kasoo muuqday Koobka Qaramada Qaarada Afrika ee AFCON ee ka qabsoomay dalka Ivory Coast.
Garsoorahaan oo ah midka ugu daโda yar Garsoorayaasha Africa ayaa ka qeybgalay illaa 8 kulan ,wuxuuna ka mid noqday liiska loo xushay inay in ay u tartamaan qabashada Ciyaaraha Koobka Adduunka 2026 ka ee ka dhici doona Waqooyiga America.
Halyeey Cumar Cabdulqaadir Cartan waxa uu meel sare gaarsiiyay magaca Soomaaliyeed,sidaa daraadeed,waxa uu mudan yahay in loo sameeyo maamuus qaran iyo soo dhoweyn diiran.