Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay qodobbo khuseeya horumarka dadka iyo dalka
    August 14, 2025
    Sadex kamid ah maleeshiyaadka khawaarijta oo saaka lagu fuliyay dil toogasho ah
    August 14, 2025
    R/W Ku-xigeenka labaad ee Soomaaliya oo kulan la yeeshay Madaxweynaha Koonfur Afrika
    August 14, 2025
    Guddoomiyaha SODMA oo kulan gaar ah la yeeshay culimada, ganacsatada iyo Madaxda Bangiyada dalka
    August 14, 2025
    Madxda Maxkamadda Sare oo kulan muhiim ah la qaatay Ururka Garsooreyaasha Bariga Afrika
    August 14, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Ruushka oo cambaareysay qorshaha cusub ee Israel ku qabsaneyso Gaza
    August 8, 2025
    Xildhibaanno ka socda JFS oo booqday xarunta seyniska iyo tiknolojiyadda ee China
    August 1, 2025
    Ergay Mareykan ah oo booqanaya Gaza iyo dad raashin doon ah oo la dilay
    August 1, 2025
    Nidaamka Ka-hortagga Drone-ka ee Turkiga oo soo jiitay Indhaha Caalamka
    July 27, 2025
    Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada
    July 25, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Nooc cusub oo laga helay hubkii laga furtay Shabaabka (WARBIXIN)
    August 11, 2025
    โ€˜Kaarka Aqoonsiga waa dhowrista xogta, ammaanka iyo hufnaanta adeegyada dowladda (FAALLO)
    August 8, 2025
    70 ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab oo lagu dilay Bariire
    August 6, 2025
    Sidee Isbeddelka Cimiladu u Hurinayaa Degganaansho La’aanta Geeska Afrika?
    July 29, 2025
    Soomaaliya iyo saameynta Isbedelka Cimilada
    August 1, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Gabdhaha Aqalka Sare oo xaflad sagootin ah u sameeyay madaxda haweenka ee Dowlad Goboleedyada
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gabdhaha Aqalka Sare oo xaflad sagootin ah u sameeyay madaxda haweenka ee Dowlad Goboleedyada
Wararka

Gabdhaha Aqalka Sare oo xaflad sagootin ah u sameeyay madaxda haweenka ee Dowlad Goboleedyada

By Kulane
Last updated: December 17, 2020
1 Min Read
Share

Kulankaan ayaa waxa uu ahaa mid lagu sagootinayo xubnaha wasiirada haweenka iyo ururada haweenka Dowlad goboleedyada xubinta ka ah DFS ee dhowaan ka qayb galayay shirweynihii haweenka soomaaliyeed ee meelmarinta qoondada haweenka ee dhinaca doorashooyinka

kulanka waxaa ย soo diyaariyay gabdhaha Senatarada golaha aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka soomaaliya waxaana ka soo qayb galay wasiirka wasaarada haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha XFS xaniifa maxamed ibraahin xaabsade ย iyo wasiir ku xigeenka ย wasaarada haweenka Xiis Xasan xubnaha haweenka labada aqal baarlamaanka iyo mas,uuliyiin ka socday maamulka Gobolka Banaadir

Faadumo Cabdi Faandhe gudoomiye ku xigeenka 2aad baarlamaanka galmudug ayaa ka warbisay kulanka iyadoo u mahadcelisay gabdhaha senatarada golaha aqalka sare ee baarlamaanka ee kulanka soo qaban qaabiyay waxayna dhinaca kale u mahadcelisay ย wasaarada haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha XFS oo Shirweynihii haweenka soomaaliyeed ku casuumay .

wasiirka wasaarada hawenka iyo horumarinta xuquqda aadanaha XFS xaniifa maxamed ibraahin xabsade ย iyo wasiir ku xigeenka ย wasaarada haweenka Xiis Xasan ayaa ka hadlay xafladdaasi sagootinta ah.

Qeybaha Haweenkii ee ka kala yimid Dowlad goboleedyada ayaa waxa ay wasaarada haweenka soomaaliya gudoonsiiyeen abbaalmarinno qiimo leh

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay qodobbo khuseeya horumarka dadka iyo dalka

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa kaas oo lagu…

August 14, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulanka golaha shacabka oo looga dooday Hindise sharciyeedka xeerka shaqada

Muqdisho-(SONNA)-Kulanka mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS oo ahaa kalfadhiga shanaad kulankiisa shanaad waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka…

GudahaWararka
July 20, 2024

Kulan looga hadlayay maqaamka Caasimadda iyo dhammaystirka Dastuurka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Waxaa maanta lasoo gabagabeeyay kulan howleedka maqaamka caasimadda ee hannaanka dib-u-eegista Dastuurka oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda cadaaladda iyo Arrimaha…

GudahaWararka
July 23, 2024

Wasiirka Warfaafinta XFS oo isagoo ka wakiil ah madaxweynaha JFS ka qeybgalay aaska iyo tacsida Madaxweynihii 2aad ee Tanzania

Zanzibar(SONNA):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daud Aweis Jama ayaa isagoo ka wakiil ah Madaxweyne…

GudahaWararka
March 3, 2024

Mareykanka oo 3 dal ka saaray barnaamij ganacsi oo loogu talagalay Afrika

War qoraal ah oo uu soo saaray, Wakiilka Ganacsiga ee Mareykanka,ayaa lagu sheegay in dalalka Itoobiya,Maali iyo Gini laga joojiyay…

Caalamka
January 7, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023