Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    ๐‘W Xamsa: ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐œ๐ฅ๐ข๐ข๐ง ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ฃ๐ข๐ซ๐š
    February 9, 2026
    Wasiirro ka tirsan XFS oo Bandhigga Difaaca Adduunka kaga qeyb galay Riyaadh
    February 8, 2026
    Sanataro ka tirsan Aqalka sare oo ka shiray dib-u-eegista Dastuurka
    February 8, 2026
    Senataro laga joojiyay ka qeyb galka kulamada wadajirka
    February 8, 2026
    Guddoomiye Abshirow oo soo saaray go’aan la xiriira ka joojinta fadhiyada Guud
    February 8, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Waa Masโ€™uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay qeybaha Bulshada Caasimadda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay qeybaha Bulshada Caasimadda
GudahaWararka

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay qeybaha Bulshada Caasimadda

By Sonna Whiteka
Last updated: December 26, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan Talo-wadaag ah kula qaatay qaar ka mid ah Dhallinyarada, Aqoonyahanada, Bahda Caafimaadka iyo xirfadleyaal kale, si uu ugu dhageysto talooyinkooda iyo aragtidooda ku aadan horumarinta Caasimadda.

Kulanka ayaa lagu soo bandhigay talooyinka iyo aragtiyo la xariira Maamul Wanaaga, Amniga, Nadaafada, Caafimaadka, Waxbarashada, Dib u eegista adeegyada ay bixiso Dowladda Hoose ee Xamar, Dib u furista waddooyinaka dhagxaanta ku goโ€™an, ilaalinta dhulalka danta guud, Xal u helida maareynta biyaha, Dhismaha waddooyinka, Hirgelinta nidaamka Doorashooyinka iyo Xoojinta la dagaalanka Musuqa.

Duqa Muqdisho ayaa hoosta ka xariiqay in hirgelinta siyaasadiisa uu ku biirin doonno talooyinka ay caawa soo gudbiyeen Dhallinyarada iyo Aqoonyahanada, si uu u fuliyo qorshe si wadajir ah ugu yimid bulshada Caasimadda, asigoona ka codsaday in lagala shaqeeyo laguna garab istaago sidii Magaalada Muqdisho uu ula tartan siin lahaa Magaalooyinka kale ee dunida.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

๐‘W Xamsa: ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐œ๐ฅ๐ข๐ข๐ง ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ฃ๐ข๐ซ๐š

Muqdisho, Axad,(SONNA):- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa daahfuray…

February 9, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhigiisa Jabuuti kala hadlay difaaca midnimada Soomaaliyaย 

Jabuuti (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyaddan aan walaalaha nahay…

GudahaWararka
December 29, 2025

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee dalka Sh. Shariif

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Generaal Hijaar oo ay weheliyeen saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa hoygiisa ku booqday Madaxweynihii…

GudahaWararka
May 8, 2021

Wasiirka amniga gudaha XFS oo shir guddoomiyay wajiga labaad marshuurca horumarinta Boliiska Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Waiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee JFS S/Guuto C/laahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa guddoomiyay shirka wajiga labaad ee mashruuca JPP ee…

GudahaWararka
April 24, 2024

Kulan looga hadlayay dardar gelinta amniga Caasimadda oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Dowlaha Wasaarada Amniga Gudaha Mudane Maxamed Cali…

GudahaWararka
April 25, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023