Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dumarka Soomaaliyeed iyo dowladnimada (maqaal)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dumarka Soomaaliyeed iyo dowladnimada (maqaal)
GudahaMaqaallada

Dumarka Soomaaliyeed iyo dowladnimada (maqaal)

By Kulane
Last updated: January 16, 2023
3 Min Read
Share

Hanashada Xorriyadda Dumarka Soomaaliyeed waxay ka soo qaateen door aan la ilaabi Karin, waxayna u hureen Naftooda iyo Xoolahooda, iyagoo la garab joogay dhiirigalin, waana ay ku guuleysteen inay ka soo muuqdaan doorkii ay ku lahaayeen dowlanimadii lagu taamaayay sanadkii 1960-kii.

Tan iyo burburkii dowladnimada, dumarka ย Soomaaliyeed waxay tabar iyo taagba hayeen waxayย  isugu geeyeen taakuleynta dadkooda tabaaleeysnaa oo ay iyagu ugu horreeyeen.

Xilligaasi way tabar darnaayeen oo taag ay ku joojiyaan tacadiyada dalka ka socdey ma aysan laheyn, balse waxay cod dheer ku diidanaayeen dhiigga ay qubayeen ragga Soomaaliyeed. waxay dareen hooyanimo ku lahaayeen โ€œtolaay oo tacab qasaarnay waxaa tabtaan na baday waa tiirkaan cuskaneynayโ€, waxayna ka digayeen tog dheer oo qaranimadu ku dhacdo waxay ku baaqayeen tanaasul, tashi, talo iyo tubti toosneed oo lagu soo noqdaa, waxay ku taamayeen dowladnimo tis qaadd oo lagu tanaado,

Maanta ย oo ย mar kale jidka dowladnimadi lagu tallaabsadey ย dumarka Soomaliyeed waxay dowladdoodaย  la garab taagan yihiin tabantaabo, ย tootoosin, iyo taageeraba. waxay tusaale ka dhigteen taariikdi la soo maray, waxay ku dadaalayaan tuhunka dadka Soomaaliyeed soo kala dhex galay oo dhammaada, waxay la tacaalayaan tabaalooyinkii colaadaha qabiilka dhaliyeen, waxay tilmaamsadeen tartan dowladnimo iyo horumar la taaban karo.

Sidoo kale dumarka Soomaaliyee waxay tabteeda hayaan ย iney tirtiraan tiinka ku taagan dadkooda eeย  ka dhex baxay tabar-daradi iyo tasowgii ku dhacay qaranimadeenna, waxay tooshka ku bidhaamiyeen nacabka ku naaxay dhiigga ka tifiqda leh dadka Soomaaliyeed, waxay tageen furimaha iyagoo ku labisan maryaha macaweesta iyo kuwa ciiddanka, iyagoo muujinaya taageeradooda ku aadan kacdoonkan heerya tuurka ah ee lagula jiro cadowgan tabarta haatan la wiiqay.

Tan iyo markii uu Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliyeed Mudane Xasan Shiikh Mxamuud ku dhawaaqay dagaalka lagula jiro tiinkan garanwaaga ah ee tabta ka dhigtay dhabar ka toogashada shacabka Soomaaliyeed, ย dumarka waxay taagnaayeen safafka hore ee kacdoonka bulsho, iyagoo sidii caadada u aheydba la garab taagnaa Qarankooda taakuleyn iyo taageero dhan kasta leh.

Dumarka Soomaaliyeed waxay ku tartamayaanย  sidii ay ku noqon lahaayeen Xaawa taakada qarnigeeda; mid qori qaada iyo mid sahay iyo saad samaysaba.

Ugu danbaytii waxaan Rabigeen ku tawakalaynaa in uu nagu taakuleeyo tir tiridda kuwa towxiidka ka been abuurtay ee tubti Islaamka ka leexday waxaana leenahay siduu Sayid Maxamed Cabdulle Xasan yiri:- Alle ha unaxariistee

Ebow Nin goba baan ahoo guni rifaysaayee

Ebow markaan gaylanay gulmiyow baqaanee

Eebow anaa kaga gar lahee guushaa ย I siiyee.

Qallinka: Farduus Daahir Cabdiraxmaanย 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Banaanbax looga soo horjeedo damaca Ethiopia ee Badda Soomaaliyeed oo mar kale ka dhacay Muqdisho

Muqdishoย  (SONNA):ย  Kumannaan dadweyne ah oo ka careysan damaca Dowladda Ethiopia ee Badda Soomaaliya ayaa caawa isugu soo baxay waddooyinka…

GudahaWararka
January 3, 2024

Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyay shir looga hadlayay amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulan looga hadlayey ammaanka guud ee deegaannada maamulkaas.…

GudahaWararka
April 27, 2025

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xeer Habka Ciqaabta

Muqdisho, (SONNA): โ€” Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu ansixiyey wax ka beddelka…

GudahaWararka
January 9, 2025

Muxuu yahay Howlgalka Cusub ee Dowladdu ku dhawaaqday (Warbixin).

Muqdisho.(SONNA):- Abaabul xooggan oo ay sameysay Dowladda Soomaaliya, ciidamada Xoogga iyo shacabkaba waxay ku guuleysteen in ay soo gabagabeeyaan wejiga…

Maqaallada
May 30, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023