Dufcadii 9-aad oo ka tirsan ciidanka xoogga ayaa maanta tababar loogu soo xiray Baydhabo

La wadaag cid kale

Muqdisho(SONNA):-Cutubyo ka tirsan Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Dufcadii 9-aad ayaa Maanta Magaalada Baydhabo waxa tababar ugu soo xiray Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye guuto Maxamed Sheekh Cabdullahi (Ciirow)

Munaasabada Xiritaanka Tababarka ayaa waxa ka soo qeyb galay Wasiirka Amniga maamulka Koonfur-galbeed Isxaaq Ali Subug, Wasiirka Warfaafinta koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nur ,Agaasimeyaal ,Saraakiil kala Socodey Ciidamada Xoogga Dalka ,Booliska, Nabadsugida ,Asluubta, Amisom iyo UK.

La wadaag cid kale