Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
    Taliyaha Booliiska oo shirguddoomiyey shirka hoggaanada Booliiska
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb-gashay Kulanka 9aad ee Guddiga Farsamo iyo Wasiirrada ee COMESA
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb-gashay Kulanka 9aad ee Guddiga Farsamo iyo Wasiirrada ee COMESA
GudahaWararka

Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb-gashay Kulanka 9aad ee Guddiga Farsamo iyo Wasiirrada ee COMESA

By SB
Last updated: August 8, 2025
2 Min Read
Share

Lusaka(SONNA):-Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Beeraha Iyo
Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Asad Cabdirisaaq Maxamed oo hoggaamiyaย  wafdiga ka socday Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Kulanka 9aad ee Guddiga Farsamo iyo Wasiirrada ee COMESA, kaasoo looga hadlayay Beeraha, Deegaanka, iyo Kheyraadka Dabiiciga ah
Kulankan heerkiisu sarreeyo oo ka dhacay magaalada Lusaka, Zambia, wuxuu xambaarsanaa arrimo muhiim ah oo ku saleysan dardargelinta Is dhexgal Goboleedka iyada oo loo marayo
Horumarinta Silsiladaha Qiimaha ee Cimilada u Adkaysiga Beeraha, Macdanta iyo Dalxiiska.

Wasiiru-Dowlaha ayaa khudbaddiisa kaga hadlay muhiimadda ay leedahay in si mideysan, hal-abuur leh loogu wajaho horumarinta beeraha iyo isbedelka Cimiladda isagoo xusay in soomaaliya hiigsaneyso koboc dhan 10โ€“15% ee wax soosaarka beeraha marka la gaaro 2029.

โ€ข Yaraynta cunno yarida 12% iyo saboolnimada 10%.
โ€ข Ka faaโ€™iidaysiga kheyraadka dabiiciga ah sida dhulkabeereed, biyaha hoostooda, xeebaha dhaadheer iyo xoolaha nool wuxuu hoosta ka xariiqay fursadaha ballaaran ee ku jira dhaqaalaha badda (Blue Economy), gaar ahaan kalluumeysiga iyo marin-u-helidda suuqyada caalamiga ah, isagoo xusay in Soomaaliya leedahay xeebta ugu dheer Afrika โ€“ 3,333km.

Wasiirka wuxuu baaq u diray dalalka COMESA iyo la-hawlgalayaasha horumarineed in:

โ€ข La dardargeliyo isticmaalka tiknoolajiyada dijitaalka ah iyo hababka beeraha ee cimilada u adkaysan kara.
โ€ข La ballaariyo waraabka iyo kaabeyaasha dhaqaalaha miyiga.
โ€ข La dhaqan geliyo istiraatijiyadda Kampala ee CAADP siloo taageero beeraleyda yaryar.
โ€ข La xoojiyo ka-qaybgalka ganacsiga gaarka loo leeyahay iyo shaqo abuurka dhalinyarada.

โ€œGuusheenu kuma xirna keliya tayada dukumiintiyada aan diyaarinno, balse waxay ka muuqan doontaa isbeddelka dhabta ah ee dhulka beeraleyda, suuqyada, iyo bulshada dhexdeeda.โ€ayuu yiri wasiir Asad.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe

14-ka Oktoobar,gaar ahaab 2017-kii waaa dhacdo aad u xanuun badan oo laheyd naxdin iyo amakaag,,kadib kolkii maalin qura ay dhibaatooyin…

GudahaMaqaallada
October 14, 2025

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo cambaareeyey dilka wariye Cabdiwali Cali Online

Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa cambaareeyay Dilka Wariye Cabdiwali Cali Online oo ka tirsanaa Universal Tv. Wariyaha ayaa maanta Kooxo…

Wararka
February 16, 2020

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka wada deegaanno ku dhow Baardheere

Muqdisho (SONNA)-Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Baardheere ayaa bilaabay howlgal ballaaran oo ay Al-Shabaab kaga saarayaan deegaanno…

Wararka
November 30, 2019

Wasiirka amniga XFS oo kulan gaar ah la qaatay Dhallinyarada Garbahaarey

Muqdisho.(SONNA):- Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, oo ay ku wehliyaan Wasiiru…

GudahaWararka
December 31, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023