Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay la macaamilka khawaarijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay la macaamilka khawaarijta
GudahaWararka

Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay la macaamilka khawaarijta

By SB
Last updated: February 8, 2025
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiiradda Wasaaraddaha Amniga Guddaha, Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, Wasiir kuxigeenka Warfaafinta iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maanta shir jaraaโ€™id ku qabtay muqdisho ayaa bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigay guullaha laga gaaray la dagaalanka khawaarijta.

Wasiiradda ayaa hambalyo u diray dhamaan geesiyaasha qaranka ee furimaha dagaalka ka soo hooyey guullaha, iyagoo sidoo kale shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeey garab istaagga ay u muujiyeen ciidanka qaranka.

Wasiiradda ayaa carabka ku adkeeyey in dowladda hadafka koowaad u yahay la dagaalanka khawaariju,iyadoo intii dagaalku socday dhamaan lagu jabiyey furimaha dagaalka kooxda khawaarijta.

Sidoo kale wasiiradda ayaa soo bandhigay in kooxaha Khawaarijta looga adkaaday dagaalka maaliyadda,dagaalka warbaahinta ,dagaalka fikirka iyo furimaha dagaalkaba.

Wasiirka Wasaaradda Amniga XFS Cabdulaahi Fartaag oo ka hadlay shirka araa’id ayaa digniin u diray dadka lacagaha maalgalinta ah siiya Kooxaha argagixisada Sidoo kale wasiirka Amniga XFS ayaa shaaca ka qaaday in ay ka taageerayaan shacabka Puntland la dagaalanka kooxda khawaarijta.

Wasiirka Amniga XFS ayaa isticmaalay inta uu ku guday shirka Jaraa’id odhaah xigmad xambaarsan oo aheyd Maalkaada haku dilin Naftaada, isaga dhanka kale sheegay in laga xiray koontooyinki ay lacagta dhigan jireen khawaarijtu, haya’addaha amnigana ay u taagan yihiin jid kasta qof kasta oo isku dayo in uu la shaqeeyo khawaarijtu”

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheekh Muqtaar Roobow ayaa isaguna dhankiisa adkeeyey in aan marnaba la aqbalayn in cid bixiso dhaqaale lagu haligayo shacabka Soomaaliyeed

โ€œMeelaha ay dowladdu ka taliso sida Suuqa Bakaaraha qiil uma heli doonaan in ay yiraahdaan baad ayaa nagala rabaa.โ€ayuu yiri Wasiir Mukhtaar.

Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiskaย XFS Cabdirixmaan Yuusuf Sheekh Al cadaala oo ka hadlay shirka jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen wasiiradda ka tirsan XFS ayaa sheegay in dowlada ay heyso xog dad si toos ah iyo si dadban umaalgaliya Kooxaha qawaarijta ah ee Al-shaabab iyo daacish.

Ugu dambayn wasiiradda ayaa shacabka uga digay in kooxda khawaarijta xiriir lala yeesho, iyagoo amray in qofkii ay la soo xiriiraan khawaarijtu uu la soo xiriiro laammaha amniga ee Dowladda.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo dadka deegaanka ayaa guud ahaan ggobollada dalka kawada guluf weyn oo kooxaha khawaarijta looga xoraynayo goobaha ay ku dhuumanayaan Jamhuuriyadda Soomaaliya.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hirgelinta Sharciga Kaarka Aqoonsiga ee Safarada Gudaha oo dib loo dhigay

Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dib loo dhigay hirgelinta goโ€™aankii hore ee ahaa in qof…

Gudaha
January 1, 2026

Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyay in ciidamada Turkiga ay ka howlgalaan badda Soomaaliya

Ankara, (SONNA): Baarlamaanka Dalka Turkiga ayaa ansixiyay soo jeedinta Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ee ah in ciidamo badda ah loo…

GudahaWararka
July 27, 2024

Wasiirka Caafimaadka oo xarigga ka jaray CT Scan casri ah lagu kordhiyey Isbitaalka Banaadir

Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda Caafimaadka dowladda FS Dr Cali Xaaji ayaa xariga ka jaray qayb cusub oo ah CT Scan…

GudahaWararka
November 11, 2024

Midowga Yurub oo cunaqabatayn ku soo rogay shan hoggaamiye oo ka tirsan milatariga Mali

Muqdisho.(SONNA):- Midowga Yurub ayaa sheegay in ay xayiraad dhanka socdaalka ah iyo mid dhanka hantida ah ku soo rogeen shan…

Caalamka
February 5, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023