Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dowladda Soomaaliya oo agab ciidan kala wareegtay Dowladda Maraykanka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dowladda Soomaaliya oo agab ciidan kala wareegtay Dowladda Maraykanka
GudahaWararka

Dowladda Soomaaliya oo agab ciidan kala wareegtay Dowladda Maraykanka

By SB
Last updated: May 8, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Gaashaandhigga xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta agab taageero ciidan kala wareegtay Safiirka dowladda Maraykanka Danjire Richard Riley,agabkan Ciidan ayaa waxa loogu talo galay Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Agabkan ciidan ayaa wuxuu kor u qaadi doonaa xirfada iyo hawlgalada ciidanka kamandooska Danad ee xoogga dalka Soomaaliyeed,wuxuuna door weyn ka qaadan doonaa hawlgalada dalka looga xoraynayo khawaarijta sidoo kalena kordhinayaa wax ka qabashada caqabadaha Amniga dalka.

“Wasaaraddu waxay si gaar ah u soo dhoweynaysaa taageerada agabka ee maanta la guddoonsiiyay Ciidamada Kumandoosta Danab, taas oo si weyn kor ugu qaadaysa xirfadohooda howlgal ee la-dagaallanka argagixisada, kana caawinaysa kordhinta awoodda Ciidanka Qaranka ee wax ka qabashada caqabadaha amniga dalka”ayaa lagu yiri warmurtiyeed ka soo baxay wasaaradda gaashaandhiga.

Dowladdaha Soomaaliya iyo Maraykanka ayaa leh iskaashi dhanka Ciidanka ah kaas oo lagula dagaalamayo kooxaha Khawaarijta iyo iskaashiga Amniga gobolka geeska Afrika.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ฎ๐ฎ ๐ก๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐‡๐’๐‰ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ฆ๐จ ๐ฆ๐ข๐ซ๐จ-๐๐ก๐š๐ฅ ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐๐จ๐ซ๐ฐ๐š๐ฒ ๐ข๐ฒ๐จ ๐…๐ข๐ง๐ฅ๐š๐ง๐.

Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) Mudane Mustafa Duhulow ayaa booqasho shaqo ku tagay magaalooyinka…

GudahaWararka
May 9, 2025

weerarada Israel oo sii xoogeysanaya iyo 600 oo lagu dilay Gaza

In ka badan 590 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada socda tan iyo markii Israaโ€™iil ay jebisay heshiiskii xabbad joojinta…

Caalamka
March 21, 2025

Wasiir Maareeye oo ka hadlay qabashada todobaadka xoriyadda iyo dadaalkii xooganaa ee loo soo galay

Muqdisho.(SONNA)...Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ย ayaa maanta shir jaraaโ€™id oo uu kaga hadlaayey ย diyaargarowgii loo soo galay…

Wararka
June 25, 2020

SSC Khaatumo oo dowladda FS ku wareejisay maxaabiis la cafiyey

Muqdisho (SONNA): Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ku wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya 25 maxbuus oo ka mid ah Maxaabiista u xirnaa colaadihii…

GudahaWararka
April 15, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023