Muqdisho (SONN)-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa wadajir ugu dhawaaqay in cabsidii laga qabay macluul dalka ka dilaacda ay hoos u dhacday.
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan gurmadka abaaraha ayaa bogaadiyay dadaallada wadajirka ah ee Dowladda Federaalka ee looga hor tagay macluul la saadaalinayay in ay dalka ka dhacdo.
Warbixintaan ayaa ku eegeynaa xaaladda ka jirta kaamamkii uu madaxweynuha JFS kaga dhawaaqay in xaalad macluul ah laga cabsi qabo, Link-ga Hoose Ka Daawo Warbixinta.