Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Doorka reer Jubbaland ee dagaalka Khawaarijta (Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Doorka reer Jubbaland ee dagaalka Khawaarijta (Warbixin)
MaqaalladaWararka

Doorka reer Jubbaland ee dagaalka Khawaarijta (Warbixin)

By SB
Last updated: March 11, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Doorka reer Jubbaland ee dagaalka Khawaarijta (Warbixin

Dagaalka ka dhanka kooxda khawaariijta ayaa gelaya wejigii labaad ee dib u xoraynta deegaanada jubaland halkaas oo laga bilaabayo hawlgalka wejigiisa labaad oo kooxda khawaariijta looga sifaynayo dhamaan deegaanada ay kaga sii harsan yihiin degmooyinka dowlad goboleedka jubaland,Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha Dowlad-gobolleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Jubaand kaasi oo lagaga arrinsaday dib u xoreynta deegaanada ay weli kusii gabanayaan kooxaha Khawaarijta ee ay ku dhibaateynayaan shacabka Soomaaliyeed.
Kooxda khawaariijta oo lagu soo jabiyey gobolada Hiiraan,Shabeellaha dhexe,Mudug iyo Shabeellaha hoose ayaa firxadkoodii waxa ay u baxsadeen degmooyin ka tirsan gobolada Jubbooyinka oo ka tirsan dowlad gobolleedka Jubaland.
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubaland Mudane, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa dhowaan booqasho iyo salaan ugu tagay ciidamada qalabka sida ee loo diyaariyay howlgalka dib u xorraynta deegaanada Jubaland,Madaxweynaha oo uu wehelinayay wasiirka Difaaca Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odowaa Yusuf Raage.

Wasiirka warfaafinta dowlad gobolleedka Jubaland mudane Saleebaan Maxamed Maxamuud oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay ayaa sheegay in hawlgalka si xooggan loo qorsheeyey sidoo kale shacabka reer Jubaland si weyn ugu diyaar garoobeen sidii ay u gacan siin lahaayeen ciidamda qaranka”wax aan samaynay wacyigelin xooggan oo la xiriirta la dagaalanka khawaariijta,intii aan samaynay wacyigelinta waxa ka dhalatay in lagu dhiirado la dagaalanka khawaariijta sidoo kale waxa ka dhalatay in shacabku soo sheegaan khawaariijta” ayuu yiri wasiirka.

Wasiir saleebaan ayaa sheegay in shacabka soo sheegaan dhagarqabayaasha soo gala magaalada 7 bisha waxa la qabtay shabakad dhagarqabayaal khawaariij ah kuwaas oo ahaa kuwa miinooyinka aasa iyo kuwa bistooladaha wax ku dila,shacabka ayaana gacanta ugu weyn ka geystay fashilinta dhagarta shabakadan la fashiliyey.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Gaashaandhigga JFS oo kulan miro dhal ah la yeeshey ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga JFS Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan miro dhal ah la yeeshey ergeyga gaarka ah ee Qaramada…

GudahaWararka
January 12, 2022

Ciidamada xoogga dalka oo deegaanno hor leh kala wareegay Khawaarijta Al-shabaab

Muqdisho.(SONNA): Howlgal uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa maanta ka billoowday deegaanno dhaca koonfurta magaalada Beledweyne ee…

GudahaWararka
April 5, 2023

Guddoomiye ku-xigeenka Bangiga dhexe Soomaaliya oo gaaray Magaalada Kismaayo.

Kismaayo(SONNA):-Guddoomiye ku-xigeenka Bangiga dhexe ee Soomaaliya Dr Yaasiin Cali Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta  gaaray magaalada Kismaayo ee…

GudahaWararka
January 29, 2023

Amarkii Puntland iyo Galmudug ay ku soo rogeen Magaalada Gaalkacyo oo dhaqangalay

Muqdisho:(SONNA) -Guddoomiyeyaasha Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug Axmed Muuse Nuur iyo Cabdiraxmaan Cali Diiriye oo wadajir shir ugu qabtay…

Wararka
April 20, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023