Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay cutub loo qaadayo tababar aqoon kororsi ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI
    March 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dood cilmiyeed looga hadlayay fikirka xagjirnimada oo Muqdisho lagu qabtay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dood cilmiyeed looga hadlayay fikirka xagjirnimada oo Muqdisho lagu qabtay
GudahaWararka

Dood cilmiyeed looga hadlayay fikirka xagjirnimada oo Muqdisho lagu qabtay

By Kanaava Mohamed
Last updated: December 7, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Dood cilmiyeed looga hadlayay fikirka xagjirnimada rabshadaha wata, sababaha keena iyo sidii xal loogu heli lahaa ayaa lagu qabtay magaalada Muqdsho,kaasi oo ay ka qeyb galeen wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta XFS, culimaa’udiin,aqoonyahano.

Mudadii uu socday kulanka waxaa si aad ah looga hadlayay dhibaatooyinka la xiriira fikirka guracan ee xagjirnimada oo khawaarijtu ay shacabka Soomaaliyeed ku hayeen muddo 15 sano, waxaana lagu soo bandhigay afkaaro ku aadan sababaha keenay iyo sidii looga hortagi lahaa,iyadoo loo maraya in la balaariyo barnaamijyada wacyigelineed ee dowladda.

Si gaar ah waxaa diiradda loo saaray goobaha laga xoreeyey kooxaha khawaarijta, qaar kamid ah culimadii ka qeybgashey dood cilmiyeedkaasi ayaa dowladda Soomaaliya u soo jeediyay in Idacado FM ah laga hirgeliyo deegaanada laga xoreeyey khawaarijta si bulshada kunool looga saaro fikirka xagjirka ah oo in muddo ah ku hoos dhibanaayeen.

“Gobolo ayaa laga xoreeyey khawaarijta, muddo 15 sano raadiyeyaal ayay dadka ugu faafinayeen afkaartooda, sidaasi darted wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Idaacado FM ah haka hirgeliso goobaha laga xoreeyey khawaarijta, waayo fariimaha hadda aan sheegeyno ma gaarayaan dadka baadiyaha kunool, oo telfoonka Niclaha ah haysta, wasaaraduhu midkasta dowrkeeda kaka qaadato”. Sheikh Cali Xoogse ayaa sidaasi yiri”.

Dhamaan culimadii dood wadaagaasi ka qeybgalay waxaa ay xuseen in Xagjirnimada oo u kala qeybsan mid rabshado wadata iyo mid aan rabshad wadanba ay Qatar ku yihiin nolosha bulshada, siyaasadda, dhaqaalaha,ammaanka, waxbarashada iyo adeegyada kale oo lamidka ah.

“.Sheekh Maxamed Xasan Caadle ayaa sheegay in khawaarijtu ay soo ifbaxaan marka bulshadu kala tagooda uu bato islamarkaana aan la ilaalin midnimada, walaalnimada,sidaasi darteedi waa in loo midoobaa xaqa, dadkuna la siiyo wacyigelin ku saabsan fasirka saxda ah ee manhajka Islaamka,iyo nabadda, si fikirka xagjirnimada rabshadaha wata looga hortago.

Khawaarijta ayaa laga xoreeyey deegaanno badan oo in muddo ah ay dadka shacabka ah ku dhibaataynayeen, iyadoo hay,adaha dwoladda ay xooga saarayaan sidii loo hirgelin lahaa adeegyadii aas aasiga ahaa ee nolosha,maadaama ay cunaha ka qabteen khawaarijta oo gabalkoodi sii dhacayo.

 

 

 

 

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay cutub loo qaadayo tababar aqoon kororsi ah

Muqdisho.SONNA...Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay cutub kamid ah ciidanka…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xog: Soo saarista Shidaalka Soomaliya (WARBIXIN)

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay ciidamada ka socda wadanka Turkiye oo la filayo inay soo gaaraan Xeebaha Soomaaliya,…

GudahaMaqaallada
August 28, 2024

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Boqortooyada Ingiriiska “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska…

Wararka
March 10, 2021

Dhismaha waddada u dhexeyso Gaalkacyo iyo Hobyo oo gashay wajiga 3aad”

Wajiga seddaxaad ee dhameestirka waddada xiriirisa magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo ayaa waxaa lagu bilaabay si isku tashi ah, waxaana lagu…

Wararka
December 24, 2020

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GELAYA CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA UGANDA

Muqdisho(SONNA) :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Kambaala ee Caasimadda…

GudahaWararka
May 11, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023