Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
Ciyaaraha

Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala

By Cumar
Last updated: September 21, 2025
3 Min Read
Share

Nairobi,(SONNA):-Kooxda kubadda cagta Dekadaha FC oo Soomaaliya ku mataleysa tartanka CAF ayaa la cayaartay kooxda Alzamala Sports Club oo ka socota dalka Sudan kulan aad u xiiso badnaa oo ka dhacay Yaayo National Stadium magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Cayaarta ayaa waxa u soo daawasho tegay dadweyne oo aad u fara badan oo ka kala yimid xafahdaha kaka duwan ee magaalada Nairobi iyo dalka dibadisa, iyadoo kulankan uu goob joog ka ahaa Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo taageerayaasha uga mahadceliyay imaantankooda iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Naadiga,

Qeybta hore ee cayaarta ayaa lagu kala nastay barbardhac 0-0, iyadoo xidiggaha Naadiga Dekadaha ay iska lumiyeen fursado muhim ahaa.

Markii la isku soo laabtay qeybta 2aad ee cayaarta ayaa Dekadaha waxa ay la timid goollka guusha oo uu shabaqa ku hubsaday kabtanka Naadiga Aweys Aadan Iimaan oo loo yaqaan Xaaji,. Waxaana is qabsaday dabaal-dag iyo sawaxan, sidaas ayayna dekadaha ku bilowdeen tartanka guul muhiim ah.

Axmed Maxamed Cali Axmed Taajr oo cayaarta uga yimid dalka Ireland si uu u daawado kulanka ayaa ka hadlay sida uu ugu faraxsanyahay guushan, isagoo xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ka dalbaday inay ilgaar ah ku eegaan tababaraha Naadiga Dekadaha.

Aweys Aadan Iimaan Xaaji oo ah kabtanka Naadiga Dekadaha iyo Tababaraha Naadiga Dekadaha
Cabdiraxmaan Xaashi Xuseen oo si wadajir ah uga hadlay guushan taariikhiga ah ayaa talaabadan ku tilmaamay mid u soo hooyatay guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha Naadiga Dekadaha Yaxye Sheekh Nuur ayaa cayaartooyda ka dalbaday inaysan is dhigan, maadaama ay u harsantahay lugta 2aad oo la cayaari doono Sabtida soo socota, loogana baahanyahay inay dadaal intan ka badan ay muujiyaan.

Maareeyaha Dekadda Muqdisho Maxamed Cali Nuur America oo dhiirigelin ahaan uga soo qeybgalay kulanka ayaa ugu hambalyeeyay guusha ay soo hooyeen xidigaha Naadiga Dekadaha, kana codsaday Jaaliyadda Soomaaliyeed inay garab istaagaan Naadiga Dekadaha.

“Waa guul taariikhi ah oo u soo hooyatay dhamaan shacabka Soomaaliyeed, Jaaliyadda waan uga mahadcelinayaa sida ay u garab istaageen cayaartooyda, waxaana ka rabnaa inay kulanka labaad garoonka soo xaadiraan”. Ayuu yiri Danjire Ameeriko.

Mareeye Maxamed Cali Ameeriko ayaa xusay in xidigaha Naadiga Dekadaha la gudoonsiinayo abaalmarin, maadaama uu u balanqaaday abaalmarinta kahor cayaartii maanta.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Messi oo si cad u sheegay tartanka ugu muhiimsan ay Barcelona dooneyso xilli ciyaareedkan inay ku guuleysato

Barcelona(SONNA)-Kabtanka kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Argantina ee Lionel Messi ayaa maanta gudoomay abaal-marinta Golden Boot ee ah ciyaaryahanka ugu…

CaalamkaCiyaaraha
October 16, 2019

In ka badan Saddex bilood oo aan laga badin… Taxane cajiibka ah uu Zidane ka sameeyay Real Madrid

Madrid(SONNA)- Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa halkeeda ka sii waday taxanaheeda guuldarro la’aanta ah iyadoo uu hoggaaminayo macalinka reer France…

Ciyaaraha
January 21, 2020

Muqdisho City Club oo guul muhiim ah ka gaartay kooxda Elman kulan ka tirsanaaa koobka General Daa’uud

Muqdisho(SONNA)-Kooxda Muqdisho City Club ayaa guul 2-1 ah ka gaartay naadiga Elman, kulan ka tirsanaaa koobka xiisaha badan ee General…

Ciyaaraha
November 2, 2019

Kabtankii hore ee Gaadiidka Keynaan Key Key oo isaga tagay Kooxdaas… (Halkee ayuu ku sii jeedaa?)

Muqdisho(SONNA)- Kabtankii hore ee Kooxda kubadda cagta Gaadiidka Keynaan Saciid Sheekh Maxamuud (key key) ayaa iskaga tagay Kooxdiisa Gaadiidka. Xiddigan…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023